Maamulka Degmada Cabdicasiis Oo Sheegay In Shacabka u Ciideysanaya Xeebta Liido Loo Diyaariyay Adeegyo Ay Ku Damaashaadaan Sheeko:Dalka Maamulka degmada Cabdicasiis ee gobalka Banaadir ayaa sheegay in ay ciidda awgeed u diyaariyeen adeegyo dhowr ah oo loogu tala galay in dadka ay ku damaashaadaan. Cismaan Muxudiin Cali oo… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Khaatumo Oo Sheegay In Si Xoog Ah Kusoo Furteen Maxaabiis Kaga Xirneyd Xasbiga Laascaanood Maamulka Khaatumo State ayaa sheegay in xabsiga magaalada Laascaanood ay si xoog ah kaga soo furteen maxaabiis halkaasi ku xirneyd, ka dib markii Somaliland ay xukuntay. Madaxweyne ku xigeenka maamulkaasi…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka dhalinyarada Soomaaliyeed Oo Qabtay Kulamo lagaga hadlayay Halista Tahriibka Baarlamaanka Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa magaalada Muqdisho waxa uu ku qabtay kullan Seddax Maalin soconayay, kaasi oo lagaga hadlayay halista Tahriibka. Kulamadaan ayaa waxaa ka qeybgalay xildibaanno ka mid ah Baarlamaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Militariga Burkina Faso oo Kooxdii Afgambiga Geysatay Ku Amray in Ay is Dhiibaan Hogaamiyaasha Militariga dalka Burkina Faso ayaa u qabtay Kooxdii Afgambiga ka geysatay dalkaasi in ay is dhiibaan, hubkana iska dhigaan. Sarkaal u hadlay Ciidanka ayaa sheegay in kooxdaas loo qabtay…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Shaqo Kuma Lihin Shirkii Ka Dhacay Xamar Maamulka Somaliland ayaa ka hadlay hadal dhawaan kasoo yeeray Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, kaasi oo ku aadan arrimaha wada hadalka ee Somaliland iyo sidoo kale in dhanka wada hadalka loo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sare u Kac Ku Yimid Qiimaha La Kala Siisto Xoolaha Nool Ee Suuqyada Dalka (Sawirro) Iyadoo maalmo kooban ay naga xigaan munaasabada Ciidul Adxa oo ah munaasabad dadka muslimiinta ah ay gowracaan xoolo badan si ay ugu udxiyeyestaan, ayaa wariyaal ka tirsan Goobjoog News, waxa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Faafaahinta Heshiiska Golaha Wada Tashiga Qaranka Shirkii isniintii lagu soo gabagabeeyay Muqdisho ee Wada tashiga waxaa la isku afgartay in la dhiso Madal wada tashi qaran taas oo shaqadeeda tahay sidii dalka loo gaarsiin lahaa doorashooyin…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Ka Hadlay Sababta AMISOM Ku Kalliftay Inay Isaga Baxaan Deegaanno Ka Mid Ah Shabellaha Hoose Aqoonyahan Shariif Roobow oo ah qabiir dhanka ammaanka ayaa ka hadlay sababta AMISOM ku kalliftay in ciidamada AMISOM ay baneeyaan deegaanno ka mid ah gobalka Shabellaha Hoose. Waxa uu sheegay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aan Ka Jirta Deegaanno Hoostaga Magaalada Gaalkacyo Ee Gobalka Mudug Deegaanno hoostaga magaalada Gaalkacyo ee gobalka Mudug ayaa lagu soo waramayaa in xilligaan ay ka taagan tahay biyo la’aan aad u baahsan, taasi oo saameyn ku yeelatay dadka iyo deegaanka.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddiga Difaaca Baarlamaanka Oo Baaq u Diray Dhalinyarada Soomaaliyeed Guddi difaaca baarlamaanka Soomaaliya ayaa ugu baaqay dhalinyarada Soomaaliyeed in ay ka qeybqaataan nabadda iyo hormarka dalka. Gudoomiyaha Guddigaasi Xuseen Carab Ciise oo u waramay Idaacadda Goobjoog ayaa sheegay in…