War Deg Deg ah : Isku Shaandheyn Lagu Sameeyey Wasiiradda Puntland

War hadda kasoo baxay madaxtooyadda Puntland ayaa lagu shaaciyey isku shaandheyn lagu sameeyey golaha wasiirada , waxaana ka muuqda isbadalo waaweyn.
Saalax XabiibXaaji Jaamac Wasiirka Cadaalada ,diinta iyo dhaqan-celinta
Cabdixirsi Xirsi Qarjab Wasiirka Amnigaiyo DDR-ta
Axmed Cilmi Cismaan Karash Wasiirka ArrimahaGudahaiyo D/hoose
Abshir Aw Yuusuf Ciise Wasiirka WaxbarashadaiyoTacliintaSare
Cabdulaahi Shiikh Axmed Wasiirka Maaliyadda
Cabdunuur Cilmi Maxamuud Wasiirka Kalluumeysiga iyo khayraadka badda.
C/raxmaanAxmed Cabdulle Wasiirka Shaqada ,Shaqaalaha iyo dhalinyaradda .
Maxamuud Xasan Soocade Wasiirka Warfaafinta ,HidahaiyoIsgaarsiinta
C/laahi Jaamac Saalax Wasiirka Dekadahaiyo Gaadiidkabadda
Faysal Cabdi Cali Gaas Wasiirka Dastuurka,FeedaraalkaiyoDimuqraadiyadda.
C/weli Xirsi Cabdulle Wasiirka Ganacsigaiyo Warshadaha
Cabdi Cismaan Maxamed Wasiirka XanaanadaXoolaha
Shire Xaaji Faarax Wasiirka Qorsheyntaiyo Xiriirka Caalamigaa
Cali C/llaahi Warsame Wasiirka Deegaanka ,Dalxiiska iyo Duurjoogta
Dr. C/naasir Cismaan Ciise Wasiirka Caafimaadka
Cabdulaahi Cali Xirsi Wasiirka BeerahaiyoWaraabka
Aniiso C/qaadir Muumin Wasiirka HaweenkaiyoHorumarintaQoyska
Xasan Xaaji Siciid Wasiirka Duulista hawada iyo Garoomada
C/rashiir Maxamed Xirsi Wasiirka Hawlaha Guudiyo Gaadiidka
Goobjoog News