Wiilka Xaakimka Dubai oo Wadnaha Istaagay

Maamulka Dubai ayaa ka tacsiyeeyay Geerida ku timid Sheekh Raashid Bin Maxamed Bin Rashid Ala-Maktuum oo ahaa wiil uu dhalay Xaakimka Dubai iyo Ra’isul Wasaaraha dalka Imaaraadka
Imaarada Dubai ayaa sheegtay in Calamada hoos loo dhigay muddo 3 Maalmood si loogu baroor diiqo geerida Marxuumka.
Sheekh Raashid waxaa ku geeriyooday 34 sano, waxaa isla maanta lagu aasayaa qubuuro ku yaalo Dubai.