Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Oo Lagu Weeraray Baladweyne Sheeko:Dalka Ciidamada xarakada Al-shabaab ayaa jidka u galay gaadiid ay saarnaayeen wafdi xildhibaanno iyo mas’uuliyiinta maamulka gobalka Hiiraan isugu jiray, kuwaa oo kusoo socday dhanka Baladweyne, waxaana la sheegay in dagaal… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad Badeed Soomaali Ah Oo La Degay Shaqaalihii Saarnaa Markabka Laga Leeyahay Iiran Burcad Badeed Soomaali ah oo qafaal ku haystay markab laga leeyahay dalka Iiraan, islamarkaana ay la socdeen 21, shaqaale oo dalkaasi u dhashay ayaa lagu soo waramayaa in ay la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhalinyarada Soomaaliyeed Oo Laga Wacyi Geliyay Tahriibka Guddiga Arrimaha dibadda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa dhalinyarada ka wacyi geliyay halista uu leeyahay Tahriibka, kuna booriyay in dalkooda ay ka shaqeystaan. Gudoomiye ku xigeenka guddigaasi xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa, oo…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Ku Xigeenka Baarlamaanka Oo Xubno Bulshada Ka Tirsan Kula Kulmay Xaafadaha Gaalkacyo Qaarkood “SAWIRRO” Guddoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad oo booqasho qaadatay mudo todobaad ah ku jooga magaalada Gaalkacyo ayaa maanta booqasho ku tagay xaafadda Dahraan ee…
3 daqiiqo 15-Sano Jir Caseeye Ahaa Oo Ka Mid Noqday Ganacsatada Ugu Caansan Boorama Aduunkaan aynu ku noolnahay qof walba nolosha kaalin ayuu kaga jiraa, iyadoo taa ay jirto ayaa hadane dadku waxay qabtaan shaqooyin kala duwan, taasi oo ay kala soo baxaan nolol…
2 daqiiqo Sheeko:War Gudoomiye Jawaari Oo Sheegay In Si Degdeg Ah Loo Guda Gelayo Wada Hadalka Mooshinka Ka Dhanka Ah Madaxweynaha Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo guda geli doono wada hadalka mooshinka ka dhanka ah Madaxweynaha dowladda Federaalka Xasan Sheekh Maxamuud,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Looga Hadlayay Maalgashiga Soomaaliya Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Dubai Shir ballaaran oo looga hadlayay maalgashiga Soomaaliya ayaa lagu soo gabagabeeyay Dubai, ee Isku tagga Imaaraadka carabta, kaasi oo ay ka qeybgaleen wasiiro ka kala tirsan Soomaaliya iyo Isku Tagga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Sacuudiga oo Magdhaw Ka Biixiyay Dadkii Ku Dhintay Wiishka Dalka Sacuudiga ayaa Magdhaw ka bixinaya dadkii ku dhintay Wiishka Xaramka halka guddiga loo saaray in ay baaraan dhacdadaas ay meesha ka saartay in uu jiro dil ula kac ah.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Talyaaniga Iyo UNHCR Oo Kala Saxiiday Heshiis Lagu Caawinayo Qaxootiga Soomaaliyeed Safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya Fabrizio Marcelli, iyo ku simaha wakiilka gaarka ah ee Somalia Ms. Bushra Halepota, ayaa wada saxiixday heshiis lacageed oo lagu caawinayo qaxootiga Soomaaliyeed. Munaasabadan ayaa dhacday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dowladda Thailand Oo Xirtay Dad Magangalyo Doon Ah, Soomaalina Ay Ku Jiraan War qoraal ah oo kasoo baxay hay’ada xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa lagu sheegay in xukuumadda Thailand ay si qalad ah u xirtay 64 qof oo magangelyo doon…