Cabdiweli Gaas Oo Kismaayo u Tagay Ka Qeybgalka Caleema Saarka Axmed Madoobe (Sawirro) Sheeko:Dalka Magaalada Kismaayo ee gobalka Jubada Hoose, waxaa maanta gaaray madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo wafdi uu hogaaminayo. Garoonka diyaaradaha ee magaalada Kismaayo waxaa madaxweynaha Puntland iyo xubnaha… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Afar iyo Tobon Sano Ka Dib Weerarkii Diyaaradaha ee Lagu Qaaday Maraykanka Muddo 14 sano ah ayaa laga joogaa markii weeraro diyaarado loo adeegsaday lagu qaaday dalka Maraykanka, kuwaasi oo lagu diley wax ku dhow 3 kun oo qof. Labo diyaadood sida…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Dowladda Iran Ku Eedeysay In ay Taageerayaan Ahlu-sunnada Galgaduud Maamulka Galmudug ayaa ku eedeeyay dowladda Iran iyo taageero dhan walba leh ay siinayaan kooxda SUFA (Ahlu-sunna) ee gobalka Galgaduud, kuwaasi oo dhawaan dagaal la galay ciidamada Galmudug. Wasiirka warfaafinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Barakac Ka Billaabay Deegaanka Mareergur Ee Gobalka Galgaduud Wararka ka imaanaya deegaanka Mareergur ee gobalka Galgaduud ayaa waxay sheegayaan in shacabka halkaasi ku dhaqan ay billaabeen barakac baahsan, ka dib markii ay ka baqeen in lagu dul dagaallamo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Boosaaso: Ciidamo Ka Tirsan Puntland Oo Gadooday Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland ayaa gadood ka sameeyay magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari, ka dib markii ay saluugeen lacag mushaar ahaan loo siiyay. Ciidamadaan ayaa tiro ahaan waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Maamulka Isbitaalka Dhuusamareeb “Dawo Nagu Filan Ma Hayno” Maamulka Isbitaalka degmada Dhuusamareeb ee gobalka Galgaduud ayaa sheegay in ay san xilligaan Dawo ku filan bukaanada jiifa Isbitaalka iyo sidoo kale kuwa bukaan socodka ah ee maalin walba Isbitaalkaasi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Sheegay In Amni Darro Ay Keeni Karto Lacag Shilin Soomaali Cusub Ah Oo Dhawaan Daabacday Puntland Aqoonyahan Soomaaliyeed ayaa sheegay in amni darro ay keeni karto lacag shilin Soomaali cusub ah, taasi oo dhawaan maamulka Puntland uu daabacay. Waxa uu sheegay in suuqayada magaalada Gaalkacyo lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shariif Xasan “Askari Baahan Oo Qori Loo Dhiibay Waxa Uu Sameynayo Waa La Ogyahay” Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa sheegay in ay jiraan dhibaatooyin badan oo ay qabaan ciidamada xoogga dalka, gaar ahaan kuwa ku sugan gobalada Baay, Bakool iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Shacabka Shabellaha Hoose Ka Codsaday Inay Ka Shaqeeyaan Amniga Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo shacab badan kula hadlay degmada Afgooye ayaa gobalka Shabellaha Hoose, waxa uu ka dalbaday inay ka shaqeeyaan amniga si loo helo kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiirada oo Ka Hadlay Shilin Soomaali Cusub oo Lagu Soo Daabacayo Kulankii golaha wasiirada ee todobaadkan ayaa looga hadlay lacag shilin Soomaali Been Abuur ah oo dhawaanahan suuqyada soo gashay, gaar ahaan Puntland iyo Galmudug, waxayna ka digeey in cawaaqib xumo…