Qaabka Loo Xulayo Xildhibaanada Maamulka Koonfur Galbeed Oo La Dhaliilay Sheeko:Dalka Waxaa soo baxaya dhaliilo loo jeedinayo hanaanka haatan loo xulayo xildhibaanada baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed iyo sida degmooyinka loogu kala qeybiyay mudanayaasha. Guddoomiyaha deegaanka Yeed ee gobalka Bakool Cabdi Saaqid… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Sheegay In Dhawaan Lagu Dhawaaqi Doono Xildhibaanada Koonfur Galbeed Afhayeenka odayaasha dhaqanka Koonfur Galbeed Malaaq Cali Cabdiraxmaan Shiino oo ku sugan magaalada Baydhaba ee gobalka Baay ayaa sheegay in ay ku rajo weyn yihiin muddo gaaban inay kusoo bandhigaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyahii Hore Ee Gedo Oo Ciidan Badan La Tagay Duleedka Garbahaarey Iyo Xiisad Ka Billaabatay Degmadaasi Wararka naga soo gaaraya degmada Garbahaarey ee gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in gudoomiyahii hore ee gobalkaasi Maxamed Cabdi Kaliil iyo ciidamo badan oo uu wato ay dul fariisteen degmadaasi,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Buuloburde Oo Ka Hadlay Sababta Ay Ciidamada Itoobiya Uga Baxeen Deegaanka Buq’aqable Maamulka degmada Buuloburde ee gobalka Hiiraan ayaa faah faahin dheeraad ah ka bixiyay sababta ay ciidamada Itoobiya maalintii shalay ahayd uga baxeen deegaanka Buq’aqable ee gobalka Hiiraan. Gudoomiyaha degmadaasi Cabdicasiis…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Magacaabay Maareeyaha Guud ee Mashruuca Horumarinta Xeebaha iyo Kalluuumeysiga Wareegto kasoo baxday Xafiiska Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa xilka Magacaabid Maareeyaha Guud ee Mashruuca Horumarinta Xeebaha iyo Kalluuumeysiga u magacaabay Cabdi Jiinow Calasow oo horay u ahaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaano Federaalka ah oo Meesha Ka Saaray Wada Hadalka Xukuumadda iyo Baarlamaanka uu Jawaari Ku Taliyay Xildhibaan Mustaf Mukhtaar iyo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa shir jaraa’id ay ku qabteen Muqdishu ku sheegay in Shacabka iyo beesha caalamka ka saarayaan walwal labaad oo soo kordhay sida ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada dowladda Iyo Kuwa Itoobiya Oo Faarujiyay Deegaanka Buq’aqable Ee Gobalka Hiiraan Ciidamada Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ayaa lagu soo waramayaa inay isaga baxeen deegaanka Buq’aqable ee Gobolka Hiiraan, waxaana deegaankaasi dib ula wareegay ciidamada Xarakada Al-shabaab. Lama Oga ilaa…
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Hoggaamiya yaasha ShirkadahaTecknolojiyadda ugu Caansan oo Hindiya kasoo jeeda!! Shirkadii Tecknolojiyadda Mareykanka kuwooda ugu caansan waxaa Madax ka noqday dad kasoo jeeda dalka Hindiya, taas oo Saxaafadda Mareykanka ay maalmahan qorayaan. Shirkadaha ay dadkan hogaaminayaan waxaa ka mid ah:…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Deeq Dawo Ah Oo La Gaarsiiyay Isbitaalka Guud Ee Magaalada Cadaado Wasaaradda caafimaadka ee maamulka Galmudug ayaa deeq dawo ah gaarsiisay Isbitaalka Guud ee degmada Cadaado, halkaasi oo bukaanno lagu baxnaaninayo. Wasiirka caafimaadka Galmudug Nimco Catoosh iyo xubno ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Safiirka Soomaaliya Ee Kenya Iyo Wafdi Uu Hogaaminayay Oo Booqday Xeryaha Dhadhaab Wafdigaan oo ay hogaaminayeen safiirka dowladda Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Jamaal Maxamed Xasan iyo Qunsulka safaaradda Soomaaliya ee dalkaasi Cali Maxamed Sheekh ayaa waxaa ka mid ahaa madaxa Hay’adda…