Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Magaalada Rome Kula Kulmaya Dhigiisa Talyaaniga Sheeko:Dalka Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Milano ee dalka Talyaaniga ayaa la filayaa in maalinta berri ah uu magaalada Rome kula kulmo dhigiisa dalkaasi. Madaxweyne… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland oo Qandaraas Shidaal Baaris u Saxiixdey Shirkad Cusub Wakaaladda batroolka iyo macdanta ee Puntland ee magaceeda loosoo gaabiyo PPMA ayaa qandaraas la saxiixatay shirkadda shidaal baaris oo laga leeyahay dalka Maraykanka , taasi oo lagu magacaabo ION Geophysical…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgal Ka Wada Gobalka Galgaduud Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo waramayaa in howlgallo amni xaqiijin ah ay ka wadaan deegaanno ka mid ah gobalka Galgaduud, gaar ahaan deegaanno ku dhaw degmada Ceelbuur. Ciidamada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland “Shaqo Kuma Lihin Xeerka Isgaarsiinta Ee Horyaalla Baarlamaanlka Soomaaliya” Wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta maamulka Somaliland ayaa si kulul uga hadashay xeerka Isgaarsiinta dalka ee horyaalla baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Wasiirka wasaaradaasi Maxamed Jaamac oo saxaafadda kula hadlay magaalada Hargeysa ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gudoomiyaha Gobalka Hiiraan Oo Bulshada Gobalkaasi Uga Digay Inay Is Khilaafaan Gudoomiyaha gobalka Hiiraan Cabdifitaax Xasan Afrax ayaa shacabka ku dhaqan gobalka Hiiraan waxa uu uga digay inay is khilaafaan, islamarkaana ay noqdaan kuwo kala aragti qaata. Mr Afrax oo saxaafadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiiru Dowlaha Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Oo Bogaadiyay Horumarka Ka Jira Baladweyne Cabdiraxmaan Xirsi Kulmiye oo ah wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisul wasaaraha ayaa bogaadiyay horumaro uu sheegay in xilligaan ay ka jiraan magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan. Waxa uu sheegay Wasiirka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Deegaanno Ka Mid Gobalada Baay iyo Gedo Oo Laga Soo Sheegayo Xaalado Adag Oo Dhanka Nolosha Ah Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa dhawaan waxay la wareegeen deegaanno badan oo ka mid ah gobalada Baay iyo Bakool, waxaana deegaanadaasi laga soo sheegayaa in xaalad adag…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Baaqyada Nabadeed Ee Loo Dirayo Beello Ku Dagaallamay Puntland Oo Soo Kordhaya Deegaanno ka mid ah Puntland waxaa dhawaan ku dagaallamay Beello walaalo ah oo wada degan halkaasi, iyadoo dagaalladaan ay sababeen khasaare dhimasho, dhaawac iyo burbur hantiyeed isugu jira. Dagaalladaasi waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Faarujiyay Degaanno Ka Mid Ah Gedo Wararka ka imaanaya gobalka Gedo ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya iyo kuwa Itoobiya ee AMISOM ka mid ah ay baneeyeen deegaanno ay kaga sugnaayeen gobalka Gedo. Deegaanadaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dad Lagu Tuhmey Weerarkii Jannaale oo Diyaarad Lagu Soo Daabulay Wararka ka imanay deegaanka Jannaale ee Shabeelada Hoose ayaa sheegaya in diyaarad helicopter ah ay halkaasi kasoo qaaday dhalinyaro lagu tuhmayo in ay wax ka maleegeen weerarkii shalay lagu qaaday…