WARBIXINTA GANACSIGA BILLAHA AH GOOBJOOG FM, September 2015
Tani waa warbixin bileedkii ganacsi ee Goobjoog FM aad bil kastaa uga barateen iney soo gudbiso,warbixintan ayaan diirada ku saarnaa dhaqdhaqaaqa ganacsiga, bil walba koror iyo hoos u dhac wixii ku yimaada, gaar ahaan sarifka lacagaha qalaad sida uu ahaa iyo isbedbedelka ku dhaca sarifka lacagaha ma daganayaasha ah loo yaqaan.
Waxaan had iyo jeer xog aruurintan xoogga ku saarnaa sarifka lacagaha madaganayaasha ee loogu isticmaalka badan yahay suuqyada aduunka gaar ahaan dalkeena, sida Doolarka, Bownka, Yuuraha, Dirhamka, Yiyaalka Sacuudiga, Birta Itoobiya, Shillinka Kenya iyo Shillin Soomaaliga.
Si kastaba xog aruurinta sarifka lacagaha qalaad ee aan kor ku soo xusnay waxay daaha ka rogeysaa isbedbedelka laga dareemay lacagaha madaganayaasha ah marka loo eego heerarkooda qabashada iyo bixinta .
Halkan ka Akhri Warbixinta oo Dhameystiran:
WARBIXINTA GANACSIGA BILLAHA AH GOOBJOOG FM. bisha september,2015.okay ah