U bood dhigaalka

Kocdoonka Falastiin: 3 Isra’ili ah oo Goordhaw La Dilay

Oktoobar 13, 2015

Weerar lagu qaaday Bas ayaa lagu dilay 2 Isra’iliyiin ah halka lagu dhaacaway 20 kale, weerarka ayaa ka dhacay Magaalada barakeysan ee Qudus.

Dhacdo kale, 5 Israa’iliyiin ah ayaa la dhaawacay kadib markii Gaari la jiirsiiyay Qudus halkaas oo degan yihiin Yuhuud mayal adag.

Magaalada racnaan Mid Falastiin ah ayaa koox Israa’il Tuurey ku dhuftay isagoo halkaas dad badan ku dhaawacay.

Israa’il ayaa Dhibaato ku heyso Masjidka Qudus muddo bil ah, Falastiiniyiinta ayaa iyagoo Sacbooley ah waxaa ay difaacayaan Masjidka.