Shirka Sugidda Cuntada, u adkeysiga Aafooyinka iyo La qabsiga is badalka cilimida oo Maanta Furmay
Sheeko:Dalka

Shirkan Sugidda Cuntada, ku adkeysi Aafooyinka iyo La qabsiga is badalka cilimida ayaa maanta ka furmay magaalada Muqdisho.
Shirkan oo socon doona labo maalin waxaa soo abaabulay Xafiiska Ra’isul Wasaaraha waxaa sidoo kale ka qeyb galaya Aqoonyahano, Khubaro ka socota IOM, Mas’uuliyiinka iyo aqoonyahanno Cimillda ah, waxaa sidoo kale ka qeyb galay Mudane Axmed Baafe oo horay u soo noqday Wasiirka Beeraha ahna xubin gudiga abaaraha
Shirka waxaa lagu soo bandhigi doonaa sidii looga hortagi lahaa dhibaatooyinka la xiriira Cuntada, Aafooyinka iyo La qabsiga is badalka cilimida.
Wixii Faahfaahin ah: Kala Soco Goobjoog News