U bood dhigaalka

Qarax Ka Dhacay Bartamaha Istanbul iyo Khasaare ka Dhashay

Jannaayo 12, 2016

Qarax Bam ayaa ka dhacay bartamaha Istanbul gaar ahaa barxadda Suldaan Axmed oo ku dhaw Masjidka Buluugga ah.

Wararka ayaa intaa ku daraya in gawaarida gargaarka ay halkaas aadeen, dhaawacyo ayaa sidoo kale la sheegayaa.