U bood dhigaalka

War Murtiyeed ay soo Saareen Madasha Midnimada iyo Dimoqoraadiyadda

Jannaayo 29, 2016

Waxaa Maanta war murtiyeed soo saaray madasha midnimada iyo dimoqoraadiyadda dalka, warkan oo ka koobnaa ilaa il 7 qodob, waxaa la soo gaarsiiyay Goobjoog News.

Qodobada ku jira waxaa ka mid ah: qodobo la sheegay in ay ku jiraan dastuurka dalka oo la jabiyay, in hogaamiyeyaasha dalka ay fashilmeen iyo arrimo kale

Halka Riix si aad u hesho war Murtiyeedka oo dhameystiran

Madasha