Amaanka Boosaaso oo la Adkeeyay
Sheeko:Dalka

Wadooyinka Magaalada Boosaaso ee Xaruunta Gobolka Bari saaka waxa lagu arkayaa Ciidamo aad fara badan kuwaas oo heegan ugu jira sidii gacanta ay ugu soo dhigi lahayeen koox halkaas dil ka gaystay.
Ganacsadahan ayaa lagu Magacabi jiray Xersi aadan Uruurshe (Xersi Aduunyo) dilkan ka dib ayaa ciidamadu tan iyo xalay waxa ay wadaan howlgalo ay ku sugayaan ammaanka.
Dilkan ayaa dad badan oo ku nool Magaalada Boosaaso si aad ah u hadal haya xili Maamlmo ka hor ,Magaaladaas ay ka dhaceen dibadbaxyo rabshata wada
Goobjoog News