Guddiga Xuduudaha iyo Federaalka oo Kulan wadatashi ah la qaatay Xildhibaanno iyo Wasiirro ka Tirsan Galmudug Sheeko:War Degmada Cadaado ee gobolka Mudug ayaa maanta waxaa mar kale lagu qabtay kulan looga hadlayo arrimaha federaalka iyo xuduudaha Dalka. Kulankan oo isugu jira wacyigelin iyo wada tashi arrimaha xuduudaha… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Magaalada Baladweyne u Tagay Xalinta Tabashada Waxgaradka Hiiraan Ee Shirka Jowhar Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa ku waramaya in halkaasi uu goor dhaw gaaray Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke. Mas’uuliyiinta maamulka Gobolka Hiiraan,…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Aragti Kala Duwan Oo Laga Bixiyay Doorashada 2016 Iyo Lacagaha Lagu Bixiyo Xildhibaannimada Dooddan oo ahayd mid lagu falanqeynayo nidaamka doorasho ee dalka 2016-ka ayaa waxaa mas’uuliyiin ka qeyb galay barnaamijka ay ku kala duwanaayeen mugdiga ka muuqda habka loo marayo doorashada sanadkan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Khasaare Ka Dhashay 3 Qarax oo Ka Dhacay Magaalada Brussels. Sawirro laga helayo social media ama Internet-ka waxaa ay muujinayaan qiiq ka baxaya goobta uu qaraxa ka dhacay ee bartamaha gagida diyaaradda. Qaraxa ayaa lagu waramayaa in uu ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakacayaal Ku Sugan Magaalada Baladweyne Oo Dalbanaya Gurmad Bini’aadannimo Oo Degdeg Ah Qoysaska barakacyaasha ee ku nool magaalada Baladweyne ayaa xilligaan ka cabanaya xaalad nolol xumo oo soo wajahday, waxaana ay ku baaqeen in loo gurmado. Kaamka Ugaas Khaliif waxa uu ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Sheegay Iney Ku Guuleysteen Dib u Heshiisiinta Beello Ku Dagaallamay Mudug Iyo Galgaduud Maamulka Galmudug State ayaa sheegay in ay ku guuleysteen xallinta dagaallo u dhaxeeyay beello walaalo ah oo deggan goballada Mudug iyo Galgaduud, sidoo kalena ay haatan wadaan dib u heshiinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Puntland Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Dhaqdhaqaaqyo Ciidan Ka Wada Gobolka Mudug Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada maamul gobaleedka Puntland iyo kuwa Al-shabaab ay dhaqdhaqaaqyo ciida ka kala wadaan deegaanno ka mid ah gobalkaasi, gaar ahaan deegaanno hoostaga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaalladii Ka Dhacay Mudug Iyo Nugaal Oo Saameyn Ku Yeeshay Dadka Reer Guuraaga Ah Dadka reer guuraaga ah ee ku nool goballada Mudug iyo Nugaal waxaa saameyn ku yeeshay dagaallada u dhaxeeya Xarakada Al-shabaab iyo ciidanka Puntland. Labo qof oo shacab ah ayaa ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Gaas “Al-shabaab Waxay Puntland Ka Heleen Cashirkii Ay u Baahnaayeen Oo Dhab Ah” Madaxweynaha maamulka Puntland Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo ka hadlay dagaalladii ay ciidanka maamulkiisa la galeen Xarakada Al-shabaab ayaa ugu horeen sheegay in dagaalkaasi ay iyaga ku guuleysteen. Waxa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka In Ka Badan 20 Qof Oo Cudurka Shuban Biyoodka Ugu Geeriyootay Gobolka Shabellaha Dhexe Wararka ka imaanaya gobolka Shabellaha dhexe ayaa sheegaya in 24 qof ay ugu geeriyoodeen gobolkaasi cudurka Shuban Biyoodka sidoo kalena ay haatan la il daran yihiin dad gaaraya 88 qof.…