Ciidamada Dowladda Oo Gaari Hub Siday Ku Qabtay Duleedka Degmada Cadaado Ee Galgaduud Sheeko:Dalka Ciidamada Nabad sugidda dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa waxay gacanta ku dhigeen gaari la sheegay in uu hub u waday Ahlu-sunna Waljameeca. Howlgalkaan lagu qabtay hubkaan oo shalay ay ciidanka sameeyeen… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Faah faahin Qaraxaii Garoonka Diyaaradaha Baladweyn Qaraxa oo ka dhacay garoonka diyaaradaha Baladweyn ayaa la sheegayaa in ay ku dhawacmeen ilaa 6 qof oo isugu jira Soomaali iyo Ajaanib. Qaraxa ayaa dhacay kadib markii la adeegsaday…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Amniga: Hubka Aan Sharciyeesneen Ee Muqdisho Halagu Soo Diiwaangeliyo Muddo 30 Maalin Ah Wasaaradda amniga gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta soo saartay ammar ku aadan hubka aan sharciyeesneen ee yaalla magaalada Muqdisho ayna haystaa shirkadaha kala duwan ee magaalada ka shaqeeya, Afhayeenka wasaaraddaasi…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdisamad Oo Sheegay In Dhagxaanta Lagu Gooyay Waddooyinka Ay Dhibaato Ku Yihiin Bilicda Iyo Amniga Muqdisho Xildhibaan Cabdisamad Macallin Maxamuud oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa aad u dhaleeceyay dhagaxaanta waddooyinka lagu xirtay oo uu ku timaamay mid waxyeello u geystay amniga iyo bilicdii…
4 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Dalxa ” Ma jirto Cid Isku Ixtiraameysa Shaqo Dowladeed oo la kala Leeyahay” Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa oo ka tirsan Guddiga baarlamaanka ee arrimaha dibadda oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay inaaney jirin cid isku ixtiraameysa shaqo dowladeed oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Khasaare Geystay Oo Ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha Baladweyne 4 Qof ayaa ku dhawacantay qarax goor dhaw ka dhacay albaabka hore Garoonka Diyaaradaha Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan Qaraxan ayaa la sheegayaa inuu ka dhex dhacay mid ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna Oo Dowladda Federaalka Ku Eedeeysay Dagaallada Ka Dhaca Galgaduud Maamulka Ahlu-sunna Waljameeca ee Dhuusamareeb ayaa dowladda Federaalka Soomaaliya ku eedeeyay in ay kaalin mug leh ku leedahay dagaallada soo laab laabtay ee ka dhacay gobalka Galgaduud. Cali Baashi Farax…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Taliska Booliiska Degmada Qoryooley Oo Sheegay Iney Gacanta Ku Dhigeen Sarkaal Ka Tirsan Al-shabaab Taliska ciidanka Booliiska degmada Qoryooley ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen sarkaal ka tirsanaa xarakada Al-shabaab kadib howlgallo ay ka sameeyeen degmadaasi. Amaddi Gaabow oo ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyaha Gobalka Banaadir Oo Xalay Kormeer Ku Tegay Degmooyinka Ka Tirsan Muqdisho Gudoomiyaha gobalka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Jimcaalle iyo xubno ka mid ah maamulkiisa ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu socdaal uu ugu kuurgalayo nabadda magaalada Muqdisho uu ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Haweenka Puntland Oo La Horumarinayo Wasaaradda haweenka iyo arrimaha qoyska ee maamulka Puntland ayaa billowday qorsheyaal lagu horumarinayo haweenka ku nool deegaannada uu maamulkaasi ka arrimiyo. Kulan lagu qabtay magaalada Garoowe gelinkii dambe ee shalay,…