Barakacayaal Ku Sugan Gobolka Galgaduud Oo Dalbaday Gurmad Degdeg Ah Sheeko:Dalka Dadkii dhawaan kasoo barakacay deegaanka Kaxan-dhaale ee gobolka Galgaduud ee soo gaaray tuulooyin hoosyimaada deegaanka Gelinsoor ee gobolka Mudug ayaa sheegay in xilligaan ay soo wajahday xaalad adag oo dhanka… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose Oo Biyo Dhaamin Ka Billaabay Tuulooyin Hoostaga Afgooye Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa biyo dhaamin ka billaabay Tuulooyinka hoostaga degmada Afgooye, kuwaasi oo ku teedsan Wabiga Shabelle oo dhawaan biyo yareeyay. Guddoomiye ku xigeenka dhanka arrimaha bulshada ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka IGAD Oo Maamuli Doonta Qarashka Ku Baxaya Ballaarinta Garoonka Diyaaradaha Ee Boosaaso Waxaa la filayaa in dhawaan la billaabo wejiga Labaad ee ballaarinta garoonka diyaaradaha magaalada Boosaaso, waxaana kaalin ka qaadan doona urur gobaleedka IGAD. Dhawaan waxaa magaallada Garoowe gaaray wafdi ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed Oo Walaac Ka Muujiyey Biyo La’aanta Wabiga Shabelle Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay inay aad uga walaacsan yihiin biyo yareenta Wabiga Shabelle, kaasi oo dad badan ay ku tiirsanaayeen. Wasiirka Wasaaradda Beeraha Koonfur Galbeed Maxamed Xasan Fiqi oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Soo Dhaweeyay Howlgalkii Ciidamada Badda Faransiiska Ku Qabteen Hub Kusoo Socday Soomaaliya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa bogaadiyay dadaalka waddamada caalamka ee saaxiibka ah ay uga hortagayaan hubka sida sharci-darrada ah la isugu dayayo in la soo geliyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dufcaddii Labaad Ee Ciidanka Booliiska Koonfur Galbeed Oo Tababar Loogu Soo Xiray Magaalada Baydhabo Waxaa Baydhabo maanta lagu soo xiray tababarka dufcadda 2aad ee Booliiska maamul goboleedka Koofur Galbeed, waxaa xafladda xiritaanka ka qeyb galay Madaxweynaha maamulka Shariif Axmed, Taliyaha Booliiska qaranka Maxamed Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Midowga Yurub Oo Qorsheenaya Inuu Dhimo Lacagaha Ay Ku Taageeraan Ciidamada Burundi Ee Ku Sugan Soomaaliya Midowga Yurub ayaa qorsheynaya lacagaha tirada badan ee ay siinayaan ciidamada Burundi ee jooga Soomaaliya inay dhimaan iyaga oo cadaadis uga dhigaya madaxweynaha dalkaasi Nkurunziza burundi si uu wada hadallo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Badda Ee Faransiiska Oo Qabtay Doon Hub Sida, Kuna Soo Jeedday Soomaaliya Ciidamo Faransiis ah ayaa qabtay Dooni alwaax ah oo hub ka buuxay taas oo kusoo jeedday Soomaaliya. Doonta waxaa saarnaa Boqolaal machine guns ah, hubka Anti Tankiga ah, AK47 iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Diyaarad Laga Leeyahay Dalka Masar Oo La Afduubtay Diyaarad ay ledahay shirkadda Egept air ayaa la afduubay xili ay ka soo kacday garoonka Burji Carab kuna sii jeeday Qaahira. Diyaaraddan oo noceeda yahay Airbus 320 waxaa saarnaa ilaa…
3 daqiiqo Sheeko:War Guddiga Dabagalka Tacaddiyada Maxaabiista Oo Eedeyn u Soo Jeediyay Xeer Ilaalinta Dalka Guddiga dabagalka tacaddiyada maxaabiista ee Baarlamaanka Federaalka ayaa sheegay inay soo gebagabeeyeen baaris ay ku hayeen xaaladda maxaabiista ku xiran xabsiyada Muqdisho, waxayna sheegeen iney soo arkeen maxaabiis aan la…