U bood dhigaalka

Wasiir Ku Xigeenkii Wasaaradda Gaadiidka Cirka Iyo Dhulka Ee Galmudug Oo XilKa Laga Qaaday

Maajo 9, 2016

Maxadaweynaha Galmudug Mudane Cabdikariin Xuseen Guleed ayaa xil ka qaadis ku sameeyay wasiir ku xigeenkii Wasaaradda Gaadiidka Cirka iyo Dhulka ee maamulkaasi Cabdisamad Yuusuf Cilmi.

Kadib Markii uu Madaxweynhu u cuskaday wadasha qeyn la’aan iyo Amardiiddo wasaarada dhexdeeda ah ayuu sheegay inuugo’aansaday in xilka uu ka qaado wasiir Ku xigeenkaasi.

Hoos ka akhriso digreetada xil ka qaadista

Galmudug