Wasaaradda Waxbarashada Oo Soo Saartay Liiska Imtixaanka Dugsiyada G/Banaadir
Sheeko:Dalka

Wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ayaa soo saartay liiska Imtixaanka sanad dugsiyeedka 2015-2016, ee dugisiyada gobolka Banaadir iyo halka lagu galayo .
Warbaahinta dowladda ayaa lagu soo daabacay Liiskan, iyadoo xarumo dhowr ah imtixaanka lagu geli doono.
Riix halkaan si aad Liiska u akhrisato
Goobjoog News