Michael Keating Oo Ammaanay Go’aankii Madaxweyne Xasan Sheekh Sheeko:Dalka Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya ayaa ammaanay tillaabadii madaxweyne Xasan Shiikh uu ka qaatay nidaamka doorashada sanadkan dhacaysa isagoo xusay inay tahay arrin muhiim u ah… 4 daqiiqo
4 daqiiqo Xildhibaannada Federaalka Iyo Axsaabta Dalka Oo Ku Kala Qeybsamay Dekeretada Xasan Sheekh Ee Doorashada 2016-ka Go’aanka Madaxweyne Xasan Sheekh uu Dekereto ku meel mariyay habka doorashada 2016-ka, waxaa ku kala qeybsamay baarlamaanka federaalka iyo Axsaabta dalk, Laakin waxaa taageeray go’aankaas Beesha Caalamka. Goobjoog News waxaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Qurbejoog Dib u Dhis Ka Billaabay Gaalkacyo Sanadihii ugu dambeeyay waxaa dalka dib ugu soo laabanayey Qourbejoog badan oo Soomaaliyeed kuwaasi oo dalka ka hayaamay xilligii burburka, waxayna qaarkood doonayaan inay ka qeybqaataan horumarka iyo dib u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Baladweyne: Dagaalladii Waa Lasoo Afjaray Maamulka degmada Baladweyne ee gobolka Hiiraan ayaa xaqiijiyay in la joojiyay guud ahaan dagaal beeleedkii magaaladaasi ka socday muddo ku siman shan maalin. Dagaalkani oo u dhaxeeyay labo maleeshiyo beeleed…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Xeerkii Madaxweyne Ee Lagu Meel Mariyey Heshiiskii Madasha Wadatashiga Qaran Goobjoog News waxay idiin soo gubineysaa xeerkii madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu ku meel mariyey maanta oo Axad ah heshiiskii xubnaha madasha ay ka gaareen doorashooyinka dalka ka dhacaya 2016.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Xeer Madaxweyne Ku Meel Mariyey Heshiiskii Madasha Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhaw waxa uu saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho, isaga oo xeer madaxweyne ku meel maraaiyey heshiiskii madasha ee doorashada 2016. Waxa…
4 daqiiqo Hodantinimada Dhulka Hooyo Dhulkeena Hooyo iyo hodantinimadiisu waxay u muuqataa mid aan laga faa’iideysan marka loo eego sida dhallinyaradeenu ay u dhibaatoonayaan oo dalka looga cararayo. Hagaagsamida hodantinimo dhulka hooyo abwaaniin fara badan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Gaadiidleyda Ka Shaqeysa Degmada Wadajir Oo Loo Digey Maamulka degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho ayaa digniin kasoo saaray isticmaalka gawaarida ee wadada danwadaagaha oo dhawaan dib u dhis lagu sameeyay. Gudoomiyaha degmadaasi Axmed Cabdulle Afrax oo la hadlay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kenya Oo Sheegtay Ciidankeeda Kala Baxayso Soomaaliya Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in Ciidankooda ka jooga Soomaaliya ay dib ula bixi doonaan sababo la xiriirta Mushaar la’aan. Waxa uu tilmaamay in ciidanka Kenya aysan helin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Jubbaland: Ma Aqbaleyno In Wax Laga Bedalo Heshiiskii Muqdisho War-saxaafadeed kasoo baxay maamulka Jubbaland ayaa looga soo horjeestay in wax ka bedal lagu sameeyo heshiiskii magaalada Muqdisho ay ku gaareen madasha wadatashiga Qaran kaasi oo ku saabsan doorashooyinka dalka…