Hogaamiyahii Taliban Oo La Dilay Sheeko:Dalka Hoggaamiyhii Talibaanka dalka Afgaanistaan ayaa la sheegey in lagu dilay weerar dhanka cirka ah oo ay fuliyeen ciidamada cirka dalka Mareykanka ee ka howl gala dalkaas. Sida laga soo xigtay… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:War Shirkii Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo u Baaqday Codsi Uga Yimid Madasha Wadatashiga Qaranka Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta lagu waday inuu ansixiyo Sharciga doorashada dadban ayaa shirkiisii dib loo dhigay muddo labo cisho ah, shirar u socda Madasha wadatashiga Qaranka oo ku saabsan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 30 Qof Oo Gaajo Iyo Dagaallo Ugu Dhintay B/weyne Wararka naga soo gaaraya Xarunta Hiiraan ee Baladweyne ayaa sheegaya in ilaa 15 qof ay gaajo ugu dhinteen 24-kii saac ee la soo dhaafay gudaha magaaladaasi. Wararka waxaa ay intaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Magacaabay Madaxa Howgalkooda Ee Soomaaliya Waaxda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa sheegtay in Ambassador Yamamoto uu noqonayo Madaxa Howgalkooda Soomaaliya isagoo lagu badalay Ambassador Kaeuper oo isna shaqada soo galay dhamaadkii sanadkii hore. Yamamoto waxaa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Yurub Oo Il Gaar Ah Ku Haysa Heshiiska Doorashada Soomaaliya Midowga Yurub ayaa ka digay in ku lug lahaanshahooda Soomaaliya ay Qatar ku jirto illaa hanaanka doorasho ee sanadka 2016-ka uu baarlamaanku meelmariyo. War qoraal ah oo kasoo baxay Midowga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacab Ku Go’doonsan Xaafadaha B/weyne Wabiga Shabelle ayaa ku fatahay guud ahaan xaafadaha ay ka kooban tahay magaalada Baladweyne ee gobolka Hiiraan, taasi oo sababtay in gabi ahaanba adeegyadii bulshada ee magaaladaasi ay xirmaan. Waddooyin…
1 daqiiqo Sheeko:War Nuqulka Qabyo Qoraalka Sharciga Doorashada Dadban Ee 2016 Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta lagu wadaa iney meel mariyaan qabyo qoraalka shariciga doorashda dadaban ee 2016. Sharcigan ayaa waxaa baarlamaanka loosoo gudbiyay Khamiistii lasoo dhaafay ee 19 May, iyadoo…
1 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Shirkadda Motorola Oo Soo Bandhigtay Adeegyo Cusub Shirkadda Motorola oo soo saartay adeegto cusub oo kala ah: Moto G in India – Moto G4 iyo the Moto G4 Plus. Shirkaddan ay leedahay Lenovo, waxaa ay ka timid…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 2 Ruux Oo Ku Geeriyootay Shil Ka Dhacay Sool Labo qof ayaa ku geeriyootay 7 kalena waa ay ku dhaawacmeen Shil gaari oo ka dhacay Degaanka Qurac Dheere ee duleedka Magaaladda Laascanood ee Gobolka Sool. Sadax ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir Odowaa Oo Odayaal Dhaqameed Kula Kulmay Jowhar Magaalada Jowhar ee gobolka Shabellaha dhexe waxaa ka soconaya kulamo gaar gaar ah oo uu la qaadanayo wasiirka arrimaha gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa qaar ka mid ah…