Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug Oo Sheegay In Shaqadooda u Xayiran Tahay Guddoon La’aan Sheeko:War Xildhibaan Maxamed Xasan Xuseen oo ka tirsan baarlamaanka Galmudug oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in baaralamaanka Galmudug la waayay cid Guddoomisa. Xildhibaanka ayaa ugu horreyn hadalkiisa… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barakac Ka Billowday Deegaanka Bariire Ee Gobolka Shabellaha Hoose Wararka ka imaanaya saakay oo talaado ah deegaanka Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa waxay sheegayaan in shacabkii ku dhaqanaa deegaankaasi ay billaabeen inay barakacaan. Shacabka barakacaya ayaa ka baqaya…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddiga baarlamaanka Ee Hannaanka Doorasho: Muqdisho Ayaan Kusoo Darnay Qeybsiga Aqalka Sare Xildhibaan Cabdullaahi Jaamac Xuseen oo ka tiran baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo qeybna ka ah guddiga 26 ah ee baarlamaanku u xushay turxaan bixinta heshiisii madasha oo wareysi gaar ahna siiyay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wabiga Shabelle Oo Ku Fatahay Deegaanno Hoostaga Degmada Mahadaay, Sh/dhexe Wabiga Shabelle ayaa ku fatahay deegaanno ka mid ah gobolka Shabellaha Dhexe gaar ahaan deegaanno hoostaga degmada Mahadaay ee gobolka Shabellaha Dhexe halkaasi oo dad badan ay ka barakaceen. Biyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Iyo Al-shabaab Oo Maanta Ku Dagaallamay Deegaanka Bariire Ee Sh/hoose Dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa maanta ka dhacay deegaanka Bariire ee gobolka Shabellaha Hoose. Wararku waxay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dr. Cabdinaasir Maxamed Oo Ka Mid Noqday Murashaxiinta Madaxtinnimada Soomaaliya Dr. Cabdinaasir Maxamed oo ka tirsan xisbiga Gurmad, ayaa magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota uga dhawaacay in uu yahay murashax u taagan xilka Madaxweynaha Soomaaliya. Xafladda waxaa joogay xubno ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Somaliland oo Ansixiyay Wasiirro Cusub Oo Uu Soo Magacaabay Madaxweyne Siilaaanyo Golaha wakiilada Somaliland oo shir ku yeeshay xaruntooda magaalada Hargeysa ayaa ansixiyay wasiirro cusub iyo Guddoomiyaha hay’adda shaqaalaha oo dhawaan uu magacaabay Madaxaweyne Axmed Siilaanyo. Kulanka baarlamaanka ee Axadii shalay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Luqadda English-ka Oo Caqabad Ku Ah Qaar Ka Mid Ah Ardayda Dhameysay Jaamacadaha Dalka Dalkeena Soomaaliya gaar ahaan magaalada Muqdisho waxaa ku yaalla Iskuullo lagu barto Luuqadaha Ingiriiska , Faransiiska iyo Carabiga , waxaana madal joog u ah maalin kasta arday isugu jirta wiilal…
2 daqiiqo Sheeko:War Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Iyo Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug Oo Ka Wada Hadlay Siyaasadda Amniga Qaranka Ra’iisul wasaare ku xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte iyo guddoomiyaha baarlamaanka Galmudug Cali Gacal Casir ayaa kulan ay ku yeesheen madaxtooyada Cadaado kaga wada hadlay amniga, la dagaalanka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Galmudug Oo Loogu Baaqay Ka Shaqenta Nabadda Suldaan Cali Suldaan Axmed Nuur oo ka mid ah waxgaradka Galmudug oo gaaray degmada Cadaado ayaa bulshada ugu baaqay inay ilaaliyaan nabadda. Suldaanka oo safarkiisa uu ku wehliyey Sheekh Cali…