Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaalladii Maanta Ka Dhacay Duleedka Degmada Afgooye, Sh/hoose Sheeko:Dalka Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal u dhaxeeyay ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah kaasi oo maanta ka dhacay… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Qeybgalay Caleema Saarka Madaxweynaha Uganda Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda waxa uu kaga qeybgalay caleema saarka madaxweynaha dalkaasi Yuweri Museveni. Munaasabadda caleema saarka Museveni ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maraykanka Oo Kenya Ka Dalbaday Inay Ka Laabato Go’aanka Lagu Xirayo Xeryaha Qaxootiga Dhadhaab Dowladda Maraykanka ayaa ka dalbatay dowladda Kenya inay ka laabato go’aanka ay ku sheegtay inay ku xireyso xeryaha Qaxooti ee Dhadhaab oo ay ku nool yihiin Soomaali aad u badan.…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno ka Tirsan Baarlamaanka Somaliland oo Heshiiska Dekedda Barbara ee Shirkadda Dubai World ku Tilmaamay Mid Taariikhi ah Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Somaliland oo Shir jaraa’id ku qabtay magaalada Hargeysa ayaa amaan ballaaran u soo jeediyay heshiis lagu ballaarinayo dakadda Barbara ee shirkadda Dubai World lagula soo saxiixday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Xudur: Waxaan Fureynaa Waddooyin Ay Al-shabaab Go’doomiyeen Maamulka degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa sheegay inay wadaan qorshe lagu furayo wadada isku xirta degmadaasi iyo degmada Tiyeeglow oo Al-shabaab ay xireen. Gudoomiye ku xigeenka dhanka amniga ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Baladweyne Oo Go’aan Kasoo Saaray Sarifka Lacagaha Qalaad Maamulka Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa go’aan kasoo saaray sarifka lacagaha qalaad kadib sare u kac ku yimid qiimaha lacagata Doolarka lagu kala sarifanayey. Duqa magaalada Baladweyne Maxamed…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isticmaalka Kaamirooyinka Sirta Oo Kusoo Badanaya Magaalada Muqdisho CCTV waxaa laga soo gabiyay Closed-circuit television (CCTV) video ga sirta, sanadka markii uu ahaa 1942 shirkada Siemens ayaa soo saartay waxaana lagu isticmaalay xarunta cirbixiyeenka dalka jarmalka. 7-sano kadib xilliga…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaanno Ka Tirsan Baarlamaanka Kenya Oo La Kulmay Mas’uuliyiin Ka tIrsan Koonfur Galbeed Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay waxaa maalintii shalay ahayd tagey xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka dalka Kenya kuwaasi oo halkaasi lagu soo dhaweeyay. Xildhibaannadan waxaa ka mid ahaa xildhibaan Ilyaas…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka WAR DEG DEG AH:- Dagaal u Dhaxeeya Ciidamada Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Ka Socda Sh/hoose Dagaal u dhaxeeya ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-shabaab oo dhinac ah ayaa saaka ka billowday deegaanno ka mid ah gobolka Shabellaha Hoose. Ciidamada…
3 daqiiqo Sheeko:War Xidhibaan Ka Digay In Doorashada Sanadkaan Noqoto Mid Ay Ka Faa’ideystaan Dad Gaar Ah Xildhibaan Dr.Cabdi Cali Xasan oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya isla markaana wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ugu baaqay xubnaha baarlamaanka inay doorashada soo aaddan ka ilaaliyaan inay…