Ceydiid Cabdullaahi Ilka Xanaf Oo Xilka Laga Qaaday iyo Guddoomiye Cusub Oo Loo Magacaabay Maxkamadda Sare Sheeko:Dalka Waxaa Goor dhaw Xilka laga qaaday guddoomiyihii Maxkamadda sare Abuukaate Ceydiid C/laahi ( Ilka Xanaf ) iyadoo xilkaas loo Magacabay Ibraahim Iidle Sulaymaan. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamud ayaa ka… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan C/llaahi Jaamac “Soomaaliya waxay Khatar Ugu Jirtaa Baarlamaan la’aan, Xukuumad la’aan & Dastuur la’aan” Xildhibaan C/llaahi Jaamac Xuseen oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo hadal ka jeediyay xarunta Baarlamaanka ayaa sheegay in dalku uu khatar ugu jiro Baarlamaan la’aan, xukuumad la’aan iyo Dastuur…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caafimaadka Wasiir Ka Tirsan Puntland Oo Ka Deyriyey Xaaladda Caafimaad Ee Dadka Ku Sugan Magaalada Taleex Ee Sool Wasiirka Wasaarada Haweenka Maamulka Puntland Anisa Cabdilqaadir Muumin ayaa sheegtay in baahi badan oo xaga caafimaadka ah in ay ka jirto Magaalada Taleex ee gobolka Sool. Wasiir Anisa oo wareysi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Suuq La’aanta Ganacsiga Xoolaha Nool Ee Galmudug Oo Saameysay Ganacsigii Guud Ee Mudug Iyo Galgaduud Wasaaradda Ganacsiga ee maamulka Galmudug ayaa sheegtay in dhaqdhaqaaq la’aanta ganacsiga xoolaha nool uu xilligaan saameyn xoogan ku yeeshay habsami socodkii ganacsiga guud ee Suuqyada Galmudug. Wasiirka Wasaaraddaasi Cabduladhiif Cabdullaahi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliiska Baladweyne Oo Dad u Xiray Dil Habeen Kahor Ka Dhacay Magaaladaasi Taliska ciidanka Booliiska magaalada Baladweyne ayaa ka warbixiyey falal amni darro oo habeenadan dambe ka dhacayey magaaladaasi iyo sidoo kale dad ay usoo qabteen dilal iyo qaraxyo ka dhacay Baladweyne.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Shabellaha Dhexe Oo Ka Hadlay Dagaallada Ka Dhanka Ah Al-shabaab Ee Ka Socda Gobolkaasi Guddoomiyaha gobalka Shabellaha Dhexe Cali Cabdullaahi Guudlaawe ayaa ka hadlay dagaallada ka dhanka ah Xarakada Al-shabaab ee maalmahan dambe ciidanka dowladda Federaalka ka wadaan gobolkaasi. Ugu horreyn guddoomiyaha ayaa tacsi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubno Ka Tirsan Golaha Deegaanka Laascaanood Oo Mooshin Ka Keenay Guddoomiyaha Magaaladaasi Maalmihii ugu dambeeyay waxaa jiray warar sheegayey in golaha deegaanka ee degmada Laascaanood iyo guddoomiyaha magaaladaasi uu u dhaxeeyo khilaaf hase ahaatee waxaa markii ugu horreysay arrinkaasi ka hadlay qaar…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dadka Turkiga Oo 26 Dal oo Yurub Ah Ku Geli Doona Visa La’aan. Midowga Yurub ayaa lagu wadaa in uu ogolaado shuruudda ay Turkida wataan oo ah in Muwaadiniinta Turkiga ay qaaradda Yurub ku galaan Viso La’aan, arrintaas oo qeyb ka aheyd heshiiskii…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Federaalka oo Ka Dooday Soojeedinta Xukuumadda ee ku aaddan Nidaamka Geeddi socodka Doorashada 2016 Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulun ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa si adag uga dooday Soojeedinta xukuumadda Federaalka oo ku abaaran nidaamka Geeddi-socodka Doorashada Qaranka 2016. Kulanka baarlamaanka ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xubno Ka Socda Golaha Ammaanka Ee QM Oo Dalka u Imaanaya Arrimo La Xiriira Doorashada 2016 Xubno ka socda golaha ammaanka ee qaramada midoobay ayaa safar ku imaanaya Soomaaliya bishan si ay taageero ugu muujiyaan doorashada la filayo inay ka qabsoonto dalka bisha August ee sanadkaan…