Koonfur Galbeed: Shabellaha Hoose Laguma Heshiinayo Inta Ay Ciidanka Dowladda Joogaan Sheeko:Dalka Maamulka Koonfur Galbeed ayaa sheegay in gobolka Shabellaha Hoose aanay ka dhici karin wax heshiis ah oo u dhaxeeya beelaha halkaasi ku dagaalsan inta ay ciidanka dowladda Federaalka Soomaaliya ku… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Ka Da’ay Magaalada Muqdisho Oo Shacab Badan Saameeyay Saqdii dhexe ee habeenkii xalay ahaa waxaa roob xoogan uu ka billowday magaalada Muqdisho, kaasi oo soo gaaray illaa saakay waabarigii. Roobkan ayaa saameyn ku yeeshay dadka barakacayaasha ah iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Galmudug Oo Gacanta Ku Dhigay Shaqsi Dil Ka Geystay Gobolka Galgaduud Maamulka deegaanka Gadoon ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in ay ciidamada Galmudug ay soo qabteen nin habeenkii xalay ahaa qof rayid ah ku dilay deegaan 20-km u jira deegaankaasi. Cabdi…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Iyo Hay’ado Ka Tirsan Qaramada Midoobay Oo Ka Shiray Horumarinta Deegaannada Maamulkaasi Ka Arrimiyo Wasiiro ka kala socday illaa 5 wasaaradood oo ka tirsan maamulka Galmudug ayaa maanta dib ugu laabtay degmada Cadaado ee gobolka Mudug, waxaana horkacayey wasiirka Dastuurka iyo dib u heshiisiinta…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaalad Adag Oo Dhanka Nolosha Ah Oo Laga Soo Sheegayo Deegaanno Ka Tirsan Bakool Guddoomiye ku xigeenka maamulka degmada Xudur ee gobolka Bakool Aadan Cabdi Maxamed oo la hadlay Idaacadda Goobjoog ayaa ka waramay xaaladda nolosha deegaanno hoostaga degmadaasi. Waxa uu sheegay Guddoomiye ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Ka Tirsan Ciidamada AMISOM Oo Magaalada Baladweyne Ku Dhaawacay Labo Qof Oo Shacab Ah Wararka ka imaanaya magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxay sheegayaan in askari ka tirsan ciidanka AMISOM gaar ahaan kuwa Jabuuti uu Labo qof shacab ah ku dhaawacay xaafadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Ka Socda Dalka Ingiriiska Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho Ciidamo ka socda dalka Ingiriiska ayaa soo gaaray Soomaaliya si ay uga qeybqaataan hawlgalka Qaramada Midoobay ay ka waddo Soomaaliya oo lagula dagaallamayo kooxaha Islaamiyiinta ah. Ciidamadan oo si horudhac…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Sheekh: Dowladdu Wey Bixisaa Mushaarka Ciidanka Dalka Difaacaya Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo hadal ka jeediyey munaasabad shalay loogu dabaaldegayey maalinta shaqaalaha adduunka ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay xoogga saartay bixinta mushaaraadka shaqaalaheeda, iyo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Sare u Kac Ku Yimid Qiimaha La Kala Siisto Qudaarta Suuqyada Magaalada Muqdisho (Sawirro) Waxaa sare u kac laga dareemayaa qiimaha la kala siisanayo qudradda nuucyadeeda kala duwan guud ahaan suuqyada magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka. Sare u kacan ayaa salka ku haya biyo…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Faah Faahin Ka Bixiyey Mooshin Dhawaan Loo Gudbiyey Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya Xildhibaan Maxamuud Macallin Yaxye oo ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Goobjoog uga warbixiyay Mooshin cusub oo ay baarlamaanka geeyeen iyo ula jeedada dhabta ah ee ka dambeysa. Xildhibaanka ayaa…