Madaxweyne Xasan “Dalalka Africa Kaalin Ayeey Ka Qaateen Taageerada Soomaaliya” Sheeko:Dalka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in Africa ay kaalintii looga baahnaa ka qaadatey taageerada Soomaaliya, waayihii adkaa ee waddanka uu soo marey. Waxaa uu Madaxweynaha… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaalad Adag Oo Laga Soo Sheegayo Deegaannadii Uu Wabiga Kaga Fatahay Sh/dhexe Deegaanno ka tirsan gobolka Shabellaha Dhexe kuna dhaw degmada Mahadaay ayaa waxaa go’doomiyey fatahaad uu sameeyay Wabiga Shabelle, iyadoo lasoo sheegayo in deegaannadaasi ay ka jirto xaalad adag oo dhanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Darawal Mooto Bajaaj Oo Xalay Lagu Dilay Muqdisho Nin darwal ka ahaaa Mooto Bajaaj ayaa xalay lagu dilay wadada makka Al-mukarrama ee magaalada Muqdisho kadib markii la sheegay in rasaas ay ku fureen gaari ciidan oo uu gadaal…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shaqo Joojin Lagu Sameeyay Saraakiil Ka Tirsan NISA Wasaaradda amniga dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in shaqo joojin lagu sameeyay saraakiil kasoo muuqatay muuqaal la sheegay in lagu jirdilayo maxbuus la sheegay inuu ku xiranaa xabsi ku yaalla…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Gobolka Hiiraan Oo Sheegay In Loo Gurmanayo Shacabka B/weyne Maamulka gobalka Hiiraan ayaa sheegay inay wadaan dadaallo ay ku samatabixinayaan qoysaskii ku barakacay daadadka wabiga Shabelle. Guddoomiyaha gobalka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa u sheegay Goobjoog inay wadaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiiro Ka Tirsan Xukuumadda Federaalka Oo Kormeeraya Xaaladda B/weyne Wasiirro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa magaalada Baladweyne u tegay sidii ay u soo indho-indheyn lahaayeen xaaladda dadkii ku barakacay fatahaadda iyo colaadda magaaladaasi ka taagan. Wasiirradani waxaa kamid ah…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Maxamed Qoone oo Umadda Soomaaliyeed Ugu Baaqay In Loo Gurmado Shacabka B/weyne Xildhibaan Maxamed Xasan Qoone oo ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa baaq ku saabsan dhibaatada Baladweyne ee fatahaadda wabiga Shabeelle u diray umadda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maalinta Afrika Oo Maanta La Xusayo Maanta waxaa Afrika laga xusayaa aasaaskii ururka midowga Afrika, waxaa maalinta 30-32 dal oo Madaxbanaan oo Afrikaan ah ay ku kulmeen magaalada Adis Ababa si ay u saxiixaan dastuurka Midowga…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka William Ruto: Argagaxiso Ayaa Gambaad Ka Dhigata Xeryaha Qaxootiga Madaxweyne ku xigeenka dalka Kenya William Ruto oo ka qeybgalaya shirka looga hadlayo arrimaha bini’aadanimada ee ka dhacay dalka Turkiga ayaa sheegay inaan laga laabaneyn go’aanka dowladda Kenya ay ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Agaasimaha Goobjoog Oo Dib u Helay Xurriyaddiisa Waxaa goor dhaw dib u helay xurriyadiisa agaasimaha guud ee Goobjoog Xasan Maxamuud oo saacado u xirnaa hay’adda dambi baarits ee CID. Agaasime Xasan ayaa tagay CID xarunteeda magaalada Muqdisho…