Erdogan: Turkiga Albaabka Kama Xiran Doono Qof Dhibaateysan Sheeko:Dalka Istanbul waxaa maanta ka furmay shir Banii’aadamnimo kii ugu horeeyay, waxaa ka qeybgalay ilaa 50 hogaamiye oo ka tirsan wadamada ku jira qaramada Midoobey. Hogaamiyeyaasha maanta shirka ka qeybgalay waxaa… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shacabka Garoowe Oo Aragti Ka Dhiibtay Go’aankii Madaxweyne Xasan Qaar ka mid ah shacabka ku dhaqan magaalada Garoowe ee gobolka Nugaal ayaa aragti ka dhiibtay go’aankii shalay ee madaxweyne Xasan Sheekh ku meel mariyey heshiiskii madasha wadatashiga Qaran ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Barack Obama Oo Cunaqabateynta Hubka Ka Qaadaya Dalka Vietnam Madaxweynaha Dalka Mareykanka Barack Obama ayaa sheegay in dalkiisa uu cunaqabateynta hubka ka qaadayo dalka Vietnam. Barack Obama ayaa hadalkan ka sheegay booqasho uu haatan ku joogo dalkaas, booqashadan ayuu…
2 daqiiqo Sheeko:War Golaha Wakiilada Somaliland oo Markii Ugu Horreysay Loo gudbiyay Hindise Sharciyeedyo Ka Yimid Dhanka Dadweynaha Urur ay ku mideysan yihiin dhallinyaro aqoonyahanna ah oo la yiraahdo Guubaabo fadhigiisuna yahay magaalada Hargeysa ayaa waxay golaha wakiillada Somaliland horgeeyeen 3 xeer oo ay ka codsanayaan in la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug: Puntland Wey Ka Gaabisay In La Fuliyo Heshiiskii Gaalkacyo Wasiiru dowlaha arrimaha gudaha iyo dowladaha hoose ee Galmudug Cumar Maxamed Diiriye Guureeye ayaa sheegay in weli xal rasmi ah laga gaarin dagaalladii magaalada Gaalkacyo bishii December ee 2015 ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Afar Qof Oo Ku Geeriyootay Dagaal Ka Dhacay Degmada Caabudwaaq, Galgaduud Ugu yaraan Afar qof ayaa geeriyootay Labo kalena waa ay dhaawacmeen kadib markii dagaallo u abaabulan qaab qabiil ay ka dhaceen xaafado ka mid ah degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad Sababtay In Dib Loo Dhigo Imitaaxnkii Fasalka 8-aad Ee Puntland Wasaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee Puntland ayaa joojisay Imtixaankii fasalka 8-aad ee Dugsiyada Puntland kadib markii la sheegay in koox burcad ah oo abaabulan ay weerar ku qaadeen imtixaanaadkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Binali Yildirim Ayaa Loo Doortay Hogaamiyaha Xisbiga AK Ee Turkiga Wasiirka gaadiidka ee dalka Turkiga Binali Yildirim ayaa si aqlabiyad ah loogu doortay madaxa xisbiga AK ee dalka Turkiga. Yildirim oo isaga Erdogan ay wada aasaaseen xisbiga waxaa uu jiraa 60…
2 daqiiqo Sheeko:War Jawaab Celinta Xildhibaanada Baarlamaanka Ee Go’aankii Madaxweyne Xasan oo Isasoo Tareysa Xildhibaan Maxamuud Cali Dhuux oo ka tirsan baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa sheegay inuu Madaxweynuhu uu mas’uul ka yahay dalka xaqna uu u leeyahay…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka Ragga Gaaraaca Haweenka Oo Kusoo Badanaya Somaliland Ururuka haweenka qareennada Somaliland ayaa diiwaan geliyey in tirada haweenka ay waxyeelladu kasoo gaarto ragga qaba ee magaalooyinka Hargeysa, Burco iyo Gabilley ay Labadii Bil ee sanadkaan ugu horreeyay xaddi…