Qarax Ka Dhacay Dalka Turkiga Iyo Khasaare Ka Dhashay
Sheeko:Dalka
Qarax gaari ayaa lagu soo warramayaa in lala eegtay Xarun Booliis, sidaa waxaa sheegay Ciidamada amaanka ee Turkiga
Qarax waxaa uu ka dhacay Mardin oo ku taalla waqooyi bari ee dalka Turkiga, waxaana la sheegayaa in uu ka dhashay khasaare.
Weerarka ayaa imaanaya maalin kadib markii 11 qof ay ku dhinteen qarax gaari oo ka dhacay Isla Istanbul, in ka badan 36 ayaa ku dhaawacantay.
Faahfaahinta kala soco, goobjoog News