U bood dhigaalka

WAR DEG DEG AH:- Gaari Laga Soo Buuxiyey Walxaha Qarxa Oo Lagu Weeraray Hoteelka Naasa Hablood Ee Muqdisho

Juun 25, 2016

Goor dhaw waxaa weerar loo adeegsaday gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa lagu qaaday Hoteelka Naasa Hablood ee magaalada Muqdisho, waxaana la maqlayaa rasaas xooggan oo halkaasi ka socota.

Lama oga khasaaraha guud ee ka dhashay qaraxan sababo la xiriira rasaas ka dhaceysa halkaasi, lama oga in qaraxan ay daba socdeen rag hubeysan iyo in kale.

Warkaan wixii kusoo kordha kala soco wararkeena kale

Goobjoog News