Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Dib u Magacaabay Guddiga Doorashooyinka Qaranka (Akhriso)
Sheeko:Dalka

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xeer Madaxweyne waxa uu mar kale ku magacaabay guddiga doorashooyinka Qaranka kadib markii wax laga bedalay guddigii uu madaxweynaha horay u magacaabay.
Xeerkan magacaabista ah oo ay si gaar ah u heshay Goobjoog News kahor inta aan warbaahinta loo soo baahin ayaa waxaa ku xusan magacyada xubnaha guddiga iyo qodobada uu magacaabistooda u cuskaday Madaxweynaha.
Halkaan hoose ka akhriso
Goobjoog News