U bood dhigaalka

Daawo Muuqaal Ka Tarjumaya Waxqabadka Goobjoog

Luuliyo 14, 2016

Idaacadda Goobjoog ayaa maanta waxay u dabaaldegaysaa sanadguuradeedii Afaraad markii dhidibada loo taagay, iyadoo guud ahaan shaqaalaha Goobjoog ay dabaaldegayaan.

Hadaba waxa aynu halkaan idiin kugu soo gudbineynaa muuqaal soo koobaya waxqabadka Goobjoog mudadii ay jirtay, qorshaha sanadka soo socda ee Goobjoog iyo sidoo kale qaabka ay ku shaqeyso Goobjoog Media Group.

Halkaan hoose ka daawo muuqaalka