Armenia: Saldhig Booliis Ah Oo La Qabsaday Sheeko:Dalka Hal qof ayaa ku dhintay qaar kale waa ku dhaawacmeen kadib markii koox mucaarad ah ay qabsadeen saldhig booliis oo ku yaalla caasimadda Armenia ee Yerevan. Kooxdan ayaa saldhigga ku… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Cabdullaahi Gaafow Maxamuud Oo Noqday Taliyaha Cusub Ee NISA Golaha Wasiirrada ayaa shirkoodii sabtidii si rasmi ah ugu magacaabay Taliyaha Hay’adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Qaranka in uu noqdo S/G Cabdulaahi Gaafow Maxamuud. Go’aanka wasiirrada ayaa imaanaya kadib markii madaxweynaha…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Shir Madaxeedka Afrika Oo Looga Dhawaaqayo Baasaboor dalalka Afrika Mideeya Waxaa Maanta Rwanda ka furmaya shir madaxeedka Afrika ee 27-aad, kaas oo xogga lagu saarayo xuquuqul insaanka, Dhibaatooyinka ka jira South Sudan, Somalia iyo Burundi, waxaana sidoo kale lagu daahfuri…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Warka Subax Ee Goobjoog Fm (Dhageyso) Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa warka subaxnimo ee Goobjoog Fm, waxaana warka aynu kusoo qaadan doonnaa wararkii ugu dambeeyay ee dalka iyo dibadda. Warkeena waxaa saakay soo saaray islamarkaana…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saraakiil Ka Socota Dowladda Federaalka Iyo AMISOM Oo Maanta Ku Wajahan Magaalada Marka Maanta oo Axad ah ayaa lagu wadaa in magaalada Marka ee xarunta gobolka Shabellaha Hoose ay gaaraan saraakiil ciidan oo ka kala socda dowladda Federaalka Soomaaliya iyo AMISOM. Saraakiishan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Shariif: Wax kalsooni Na Galin Kara in Doorasho Ku Dhacayso Wakhtigeedii Uma Jeedno Xildhibaan Shariif Maxamed Cabdalla oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo wareysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa shaki ka muujiyay in doorashadu ay ku dhacdo wakhtigeeda, isagoo sheegay inaaney…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Amniga Magaalada Marka Oo La Adkeynayo Maamulka magaalada Marka ee gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay inay adkeyn doonaan amniga guud ee magaaladaasi oo maalmahan dambe gacan ku haynteeda dowladda iyo Al-shabaab isku dabamarayeen. Guddoomiyaha magaaladaasi Xasan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Shaqada Iyo Shaqaalaha: Waxaan Wadnaa Qorshe Lagu Soo Celinayo Shaqada Qaranka Agaasimaha waaxda shaqada, shaqaalaha iyo shaqo abuurka ee wasaaradda shaqada xukuumadda Soomaaliya C/risaaq Macallin Cilmi oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa sheegay in wasaaradda ay waddo qorshaha ah…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mas’uuliyiin Ka Tirsan Galmudug Oo Ku Geeriyooday Shil Ka Dhacay Gobolka Mudug Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Galmudug iyo nabadoon caan ka ah deegaannada maamulkaasi ka arimiyo ayaa ku geeriyooday shil gaari oo ka dhacay deegaanka Saddex Higlo oo qiyaastii 50 KM u…