Ku xigeenka Xogheyaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’isul Wasaaraha Maxamed Yusuf Aden ayaa ku geeriyooday magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya.
Safiirka Soomaaliya ee Kenya Jamaal Maxamed Xasan ayaa Goobjoog News u xaqiijiyay geerida marxuumka.
Lama oga sababta rasmiga ee geerida mas’uulka, wixii kusoo kordha kala soco, Goobjoog News.
Goobjoog News,