Faah faahin: Weerar Ismiidaamin Iyo Dagaal Toos Ah Oo Lagu Qaaday Maqaayad Ku Taalla Xeebta Liido Sheeko:Dalka Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay nawaaxiga xeebta Liido ee Muqdisho iyo weerar toos ah oo lagu qaaday mid ka mid ah Maqaayadaha… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Xooggan Oo Goor Dhow Ka Dhacay Nawaaxiga Xeebta Liido Ee Magaalada Muqdisho Qarax xooggan ayaa goor dhow waxa uu ka dhacay nawaaxiga Xeebta Liido ee malaada Muqdisho, iyadoo halkaasi laga maqlayo rasaas dhaceysa. Qaraxan ayaa ah gaari laga soo buuxiyey walxaha qarxa,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Lacag Ka Badan Nus Milyan Doolar Oo Laga Xaday Bankiga Dhexe Ee Dalka Guddoomiyaha Bankiga dhexe ee Soomaaliya Bashiir Ciise Cali oo maanta saxaafadda kula hadlay magaalada Muqdisho ayaa xaqiijiyey in Bankiga laga xaday lacag dhan Nus Milyan Doolarka Maraykanka ah. Tiro ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Puntland oo meelmariyay Xeerka Kufsiga Baarlamaanka Puntland ayaa waxay ansixiyeen xeerka Kufsiga oo ah noociisa kii ugu horreeyay ee Soomaaliya laga hirgaliyo. Xeerkan ayaa la sheegay in lagu dhiirrigalinayo cadaaladda Puntland, waxaanuu soo socday muddo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Puntland: Gaadiidka Ganacsi Ee Ka Yimaada Koonfur Masoo Dhaafi Karaan Gaalkacyo Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay in wixii ka dambeeya bishan dhammaadka ah ay deegaannadooda ka mamnuuceen inay u gudbaan gaadiidka kala duwan ee ka taga Gobollada kale ee Koonfurta Soomaaliya.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Digniin Loo Diray Ragga Ku Labisan Dareeska Ciidanka Ee Dhaca u Geysta Shacabka B/weyne Xeer ilaaliyaha maxkamadda ciidamada qalabka sida ee 21-aad Maxamed C/qaadir Maxamed oo wareysi gaar ah siiyey Goobjoog News ayaa sheegay in maxkamadda ay tallaab adag ka qaadi doonto ciidamada ka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ahlu-sunna: Wada Hadal Lama Geli Doonno Galmudug Afhayeenka Ahlu-sunna Waljameeca Mursal Maxamed Xeefow ayaa sheegay in marnaba aanay dooneyn in wada hadal ay la galaan maamulka Galmudug oo siyaasad ahaan isku diiddan yihiin. Waxa uu sheegay in…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhismaha Wejiga Koowaad Ee Garoonka Diyaaradaha Garoowe Oo Gebogebo Maraya Wasaaradda Hawada iyo duulista maamulka Puntland ayaa sheegtay in meel gebogebo ah marayo dhismaha wejiga Koowaad ee garoonka diyaaradaha magaalada Garoowe. Wasiirka wasaaraddaasi Xasan Xaaji Saciid oo wareysi siiyey Goobjoog…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiye Shirwac “Dowladda Fursado Shaqo Ha Siiso Dhallinyarada Waxbaratay” Gudoomiyaha Jilayaasha aan dowliga ahayn Cabdullaahi Maxamed shirwac ayaa sheegay in Dowladda Soomaaliya looga baaahan yahay in fursado shaqo ay siisiyo ardayda dhameysatay jaamacdaha si ay dalka iyo dadkooda ugu…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Ciidamada Koonfur Galbeed Iyo Kuwa Al-shabaab Oo Ku Dagaallamay Gobolka Baay Faah faahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal ciidamada Koonfur Galbeed iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray deegaanka Goofgaduud ee gobolka Baay, kaasi oo khasaare kala duwan geystay. Dagaalkan oo shalay…