Marxuum Maxamed Cali Samantar Oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Muqdisho Sheeko:Dalka Allaha u naxariistee waxaa goor dhow magaalada Muqdisho aas qaran loogu sameeyay Marxuum Sarreeye Guud Maxamed Cali Samantar, kaasi oo dhawaan ku geeriyooday dalka Maraykanka. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaaliya Xasan… 4 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Isbitaalka Qaaxada ee Ugu Weyn Somaliland oo Dhaqaale yari Darteed u Xirmaya Isbitaalka lagu daweeyo xanuunka qaaxada ‘TB-da’, ee ku yaalla magaalada Boorama ayaa looga cabsi qabaa inuu u xirmo dhaqaale la’aan ka dib markii uu waayey caawimaad uu ka heli jiray…
2 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland oo Qaraxyadii Gaalkacyo ku Tilmaamay Kuwo Cadawtooyo ah Guddoomiyaha baarlamaanka Puntland Axmed Cali Xaashi ayaa gaaray magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug, ayaa sheegay in Qaraxyadii magaalada lala beegsaday ay ahaayeen kuwo cadawtooyo ah oo biniaadamnimada ka baxsan.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Iyo Madaxa UNDP Oo Ka Shiray Arrimo La Xiriira Doorashooyinka Iyo Amniga Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke waxa uu magaaalada Muqdisho kula kulmay madaxa Hay’adda UNDP, iyaga oo ka wada hadlay arrimo dhowr ah. Waxyaabaha ay ka wada hadleen…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka 12 Ku Dhimatay Weerar Lagu Qaaday Jaamacad Ku Taallo Kabul, Afghanistan Ilaa 12 qof ayaa ka sheegayaa in ay ku dhinteen weerar ka dhacay Jaamacada ku taalo magaalada Kabul ee caasimadda dalka Afgaanistaan. 7 ardey, 3 Booliis ah iyo 2 ilaalo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka UNHCR Oo Shaacisay Tirada Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Dib Loogu Soo Celiyey Dalka Tan Iyo 2014 Hay’adda qaxootiga qaramada midoobay ee UNHCR ayaa sheegtay in 24,000 oo qaxooti Soomaaliyeed ah laga soo celiyey Kenya tan iyo markii heshiiska Saddex geesoodka ah la saxiixay sanadkii 2014-kii. Isagoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka In Ka Badan 10 Qof Oo Lagu Xiray Howlgallo Ciidanka Dowladda Ka Sameeyeen B/weyne Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa howlgal ay ka sameeyeen magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxay ku qabteen in ka badan 10 qof kadib dil xalay ka dhacay magaaladaasi. Dadkaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Aqoonyahan Ku Baaqay In Laga Tanaasulo Sameynta Aqalka Sare Ee Dalka Shariif Roobow oo ka mid ah aqoonyahannada Soomaaliyeed ee ku sugan magaalada Muqdisho ayaa ku taliyey in laga tanaasulo sameynta aqalka sare oo uu sheegay in culeyso badan xilligan keenayo.…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Waddooyinka Muqdisho Qaarkood Oo Saakay Xiran Saakay waxaa xiran waddooyinka magaalada Muqdisho qaarkood, kuwaasi oo lagu arkayo ciidamo badan oo taagan waddooyinkaasi. Wadada dheer ee kasoo baxda garoonka Aadan Cadde, Km-4, Tarabuunka, wasaaradda gaashaandhigga ee jidka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Meydka Marxuum Maxamed Cali Samatar Oo Maanta Lagu Aasayo Magaalada Muqdisho Maanta oo Khamiis ayaa lagu wadaa in magaalada Muqdisho la keeno Meydka Marxuum Sarreeye Guud Maxamed Cali Samatar oo dhowaan ku geeriyooday wadanka Maraykanka. Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh…