Maamulka Degmada X/weyne Oo Sheegay Inay Raadinayaan Rag Dhac u Geysta Dadka Shacabka Ah Sheeko:Dalka Maamulkaa degmada X/weyne ee gobolka Banaadir ayaa sheegay inay wadaan dedaal xooggan oo ay ku doonayaan inay kusoo qabtaan rag uu sheegay in dhac ay u geystaan shacabka ku sugan… 2 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Fowsiyo Oo Ka Hadashay Dhibaatada Haweenka ee Horumarka Dhinaca Siyaasadda Xildhibaan Fowsiyo Yuusuf Xaaji Aadan oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo ka qeyb gashay barnaamij aanu ka sameeynay dumarka sidii ay u heli lahaayeen saamiga 30%; ayaa Goobjoog uga…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Fidel Castro Oo 90 Jir Noqday, Shuuciyadda iyo Hanti-Wadaagga wax ka baro Waxaa Maanta 90 sano ay u buuxsantahy aabaha shuuciyadda ee dalka Cuba iyo ninkan ayaa ka badbaaday iskudey badan oo lagu dili lahaa, Maanta waa 90 jir, waxaa uu si…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka Oo Dilay Hogaamiyihii Daacish ee Afgaansitaan iyo Pakistaan Dalka Mareykanka ayaa sheegaya in ay rumeysan yihiin in ay duqeyn ku dileen bishii hore hogaamiyihii Daacish ee Afgaansitaan iyo Pakistaan Xaafiz Saciid Khan. Dalka Mareykanka ayaa duqeynta geystay kadib…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Koofurta Suudaan Oo Istaajisay Xiriirkii ay La Laheyd Qaramada Midoobey Madaxweynaha Koofura Suudaan Salva Kiir ayaa istaajiyay iskaashiga uu la ahaa dalkaasi qaramada midoobey kadib markii golaha amaanka u codeeyay in 4 kun ciidan oo nabad ilaalin ah loo diro…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Muqdisho kula kulmay Wafdi ka socda Sudan Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashid Cali Sharmaarke, ayaa kulan la qaatay wafdi ka socda dawladda Sudan oo hoggaaminayo Wasiirka Caafimaadka Sudan Bahar Idris Abu Garda,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Shah Rukh Khan Oo Lagu Xiray Mareykanka Waxaa garoonka diyaaradaha ee Los Angeles International Airport lagu xiray Jilaaga caanka ah ee dalka India Shah Rukh Khan. Safiirka Mareykanka u fadhiya dalka India ayaa ka bixiyay raaligelin xariga…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Burcad Badeed Lagu Xukumay Jaziiradda Mauritius Jaziiradda Mauritius, waxaa khamiistii min 5 sano lagu xukumay 12 burcad badeed Soomaali ah kadib ay horay u weerareen markab marayey badweynha Hindiya. Ragga waxaa ay weerar ku qaadeen MSC…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Wasiirada Oo Meel Mariyey Siyaasadda Dadka Kasoo Laabta Fikirka Al-shabaab Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa kulan ay ku yeesheen magaalada Muqdisho waxay ku ansixiyeen siyaasadda dadka kasoo laabta fikirka Al-shabaab, waxaana kulankaasi shir guddoominayey Ra’iisul wasaare Cumar C/rashiid. Wasaaradda amniga…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Dalka Oo Dhaliilay Saami Qeybsiga Aqalka Sare Ee La Siiyay Somaliland Ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka Maxamed Cumar Carte ayaa dhaliilay xubnaha maamulka Somaliland kaga soo aadan aqalka sare iyo sidoo kale qaabka loola dhaqmay maamulkaasi. Wuxuu sheegay isaga oo wareysi…