Wasaaradda Arrimaha Gudaha: Waan Ka Shaqeyneynaa In Jubbaland Ka Yaraado Culeyska Qaxootiga Ka Imaanaya Kenya Sheeko:Dalka Wasaaradda arrimaha gudaha xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay ka warhayso culeyska haysta maamulka Jubbaland ee ku aadan qaxootiga Soomaaliyeed ee kasoo laabanaya dalka Kenya. Xoghayaha joogtada ah ee wasaaraddaasi… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wararkii Ugu Dambeeyay Degmada B/xaawo Oo Dagaallo Ay Ka Dhaceen Wararka ka imaanaya degmada B/xaawo ee gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in maanta halkaasi laga dareemayo xaalad deganaanshiyo ah, kadib dagaallo khasaare geystay oo shalay ka dhacay degmadaasi. Xarumaha ganacsi…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Muqdisho Qaarkood Oo Cabasho Ka Ah Maamulka Gobolka Banaadir. Qaar ka mid ah ganacsatada Soomaaliyeed ee mehradaha ganacsi ku leh magaalada Muqdisho ayaa cabasho ka muujiyey maamulkaa gobolkaa Banaadir, taasi oo ku aadan Boorar ku qornaa Af Qalaad oo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Nabadoon Iyo Ganacsade Caan Ah Oo Lagu Dilay Degmada Caabudwaaq, Galgaduud Nin hubeysan ayaa habeenkii xalay ahaa waxa uu degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ku dilay Nabadoon iyo ganacsade caan ka ahaa degmadaasi. Nabadoonka la dilay waxaa lagu magacaabaa Abshir Faarax,…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Kenya Oo Gacanta Ku Dhigay Rag La Sheegay Inay Ku Biiri Rabeen Daacish Ciidamada Booliiska dalka Kenya ayaa la sheegay inay gacanta ku dhigeen Labo nin oo la tilmaamay inay qorsheynayeen inay ku biiraan Ururka Daacish. Ragga la qabtay waxaa magacyadooda lagu kala…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Tahriibayaal Ay Soomaali Ku Jiraan Oo Laga Badbaadiyay Xeebaha Talyaaniga Ciidamada badda Talyaaniga waxaa ay sheegayaan in ay badbaadiyeen ilaa 6500 oo muhaajiriin ah kuwaas oo ku dhex jira badda Mediterranean-ka ee u dhaxeysa Afrika iyo Yurub. Dadkan ayaa la…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Dadweynaha Degmada Lughaya oo Ka Mudaharaaday Amar ay Soo Saartay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dadweynaha degmada Lughaya ee gobolka Awdal ayaa ka mudahraaday amar ka soo baxay wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland kaasi oo sheegayey in diiwaangelinta cod bixintooda doorashada la hoos gaynayo Hargeysa .…
2 daqiiqo Sheeko:War Shir Guddoonka Golaha Wakiillada Somaliland oo Digniin u Diray 45 xildhibaan oo Ka Maqan Golaha Shir guddoonka golaha wakiillada Somaliland ayaa digniin u jeediyay 45 xildhibaan oo ka tirsan aqalka wakiilada kuwaasi oo aan soo xaadirin Afartii kalfadhi ee ugu dambeeyey iyada oo qaarkood ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhimasho Iyo Dhaawac Ka Dhashay Qarax Ka Dhacay Safaaradda Shiinaha ee Kyrgyzstan Hal qof ayaa ku dhintay, saddex kalana waa ay ku dhaawacmeen qarax gaari oo ka dhacay safaaradda Shiinaha ee Kyrgyzstan. Qofka dhintay waa darawalka safaaradda halka 3 kale la sheegayo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Sarkaal Ka Tirsanaa Xarakada Al-shabaab Oo Isku Dhiibay Dowladda Federaalka Sarkaal sare oo ka tirsanaa Xarakada Al-shabaab islamarkaana qaabilsanaa dhanka waxbarashada ee gobollada Baay iyo Bakool ayaa isku dhiibay dowladda Federaalka Soomaaliya gaar ahaan hay’adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka.…