Aqalka Cad: Mareykanka Waxaa uu Aqbalay In Ka Badan Toban Kun Oo Qaxooti Suuriyaan Ah Sheeko:Dalka Maamulka Obama waxaa uu sheegayaa in muddo ka yar hal sano ay aqbaleen in ka badan 10 Kun oo qaxooti Suuriyaan ah, dadkaas oo ku dhibaateeyay Asad. Dalka Mareykanka waxaa… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Xasan Macallin ” Qof Walba oo Mas’uul ah Waa Inuu Ka Dhiidhiyaa In Sharci Darro Loo Cuskado Doorashada” Xildhibaan Xasan Macallin Maxamuud oo ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ayaa eedeyn dusha uga tuuray madaxda ugu sarreysa ee dalka oo uu ku tilmamaay iney baalmareen dastuurkii dalka u degsanaa. Xildhibaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Axsaabta Dalka Oo Xasan Sheekh Iyo Jawaari Ku Eedeeyay Magacaabista Odoyaal Dhaqameed Ka Baxsan Liiska 135ta Isbaheysiga ururrada dalka ka jira ayaa maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho iyagoo ka hadlay arrimo wiiqi kara doorashada dalka ka dhaceysa 2016-ka. Cabdiraxmaan Cabdishakuur oo murashax madaxweyne kana…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Jubbaland: Culeys Bay Nagu Tahay Dadka Badan Ee Kasoo Laabanaya Qaxootiga Kenya Maamulka Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo oo ah xaruntooda KMG ah ka sheegay in culeys ay ku tahay degaannada Jubbooyinka qaxootiga Soomaaliyeed ee ka soo laabanaya xeryaha qaxootiga wadanka Kenya.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamo Booliis Ah Oo Ka Shaqo Billaabay Degaanka Ceeldheere Ee Gobolka Galgaduud Degaanka Ceeldheere oo kamid ah degaannada hoos yimaada magaalada Dhuusamareeb ee xarunta gobalka Galgaduud ayaa laga sameeyay ciidamo boolis ah oo ilaaliya nabadgalyada degaanka. Ciidamadani Booliska ah oo laga dhisay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo War Kasoo Saartay Go’aan Dhawaan Puntland Ka Gaartay Ganacsiga Uga Taga Gobollada Koonfureed Kulan maanta ay isugu yimaadeen golaha wasiirada Galmudug ayaa looga hadlay arrimo ku aadan go’aan dhawaan kasoo baxay maamulka Puntland kaasi oo ku saabsan in magaalada Gaalkacyo lagu kala wareejiyo…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasiir ka Tirsanaa Somaliland oo Sheegay Inuu Xilkiisa Ku Waayay Qancinta Beelo Gaar ah Wasiirkii hore ee wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Cali Warancade ayaa ka hadlay sababtii xilka qaadistiisu iney ahayd mid lagu raalli gelinayo beelaha daafaha Somaliland oo cabasho dhanka saam- qeybisga dowladnimo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Saddex Qof Oo Ku Geeriyootay Dagaal Ka Dhacay Degmada B/xaawo, Gedo Wararka naga soo gaaraya degmada B/xaawo gobalka Gedo ee Koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal sababay khasaare dhimasho iyo dhaawac. Dagaalka ayaa ka dhacay gudaha magaalada,…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hiiraaan: Deegaanno Dhowr Ah Oo Looga Barakacay Biyo La’aan Awgeed Kadib biyo la’aan baahsan oo ka jirta degaannada waqooyi ee gobalka Hiiraan bartamaha Soomaaliya ayaa sababtay in degaannadaasi lagaa barakaco. Wararka ayaa sheegaya in Kumanaan qoys ay isaga hayaameen dhowr…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Waxbarashada Somaliland oo Amar Ka soo Saartay Afafka Qalaad ee Lagu Dhigto Waxbarashada Aasaasiga ah Wasaaradda waxbarahsada ee Somaliland ayaa soo saartay amar ah inay dugsiyada hoose dhexe ay waxbarashada ku qaataan luuqada afka Soomaaliga bedelkii luuqadaha carabiga iyo ingiriisiga . Wasiirka wasaaradda waxbarashada Cabdilaahi…