Maamulka Gobolka Sh/hoose Oo Shacabka Gobolkaasi Ka Dalbaday Wada Shaqeyn Sheeko:Dalka Maamulka gobolka Shabellaha Hoose ayaa sheegay in aanay nabad imaan karin haddii aanay shacabka gobolkaasi ka shaqeyn is dhexgalka iyo wada shaqeyn ay la yeeshaan maamulkooda. Guddoomiyaha gobolkaasi Ibraahim Cali… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Guddiga Maamul Wanaagga iyo La Dagaallanka Musuqmaasuqa oo Kormeerayaal u Diraya Gobollada Maamulka Guddiga maamul wanaagga iyo la dagaallanka musuqmaasuqa ayaa ka hadlay labo kooxood oo ay u kala direen gobollada maamulka, kuwaasi oo warbixinno kasoo sameyn doona habsami u socdka shaqo ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Donald Trump: Kumanaan Muhaajiriin ah ayaan Tarxiilayaa Haddaan Ku Guuleysto Doorashada Musharxa xisbiga Jamhuuriga ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay inuu doonayo in la dhiso nidaam raadraac ah oo lagu tarxiilayo dadka muhaajiriinta sharci darrada ku joogin dalka Mareykanka ee…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Biyo La’aanta Ka Jirta Deegaanno Ka Tirsan Gobolka Mudug Oo Sii Korortay Degaanno ku yaalla gobalka Mudug ee bartamaha Soomaaliya ayaa laga soo sheegayaa in ay ka jirto biyo la’aan aad u daran. Degmada Hobyo iyo degaanno hoostaga ayaa ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:War Baarlamaanka Galmudug Oo Guddi u Saaraya Wada Hadallada Ahlu-sunna Xildhibaan Maxamed Cabdullaahi Cali oo ka tirsan baarlamaanka Galmudug ayaa wareysi uu siiyey Goobjoog News waxa uu kaga hadlay sharciyo baarlamaanka uu maalmahan ka doodayay oo ay kamid yihiin dhismaha…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgarad Ka Digey Dagaallo Mar Kale Ka Dhaca Magaalada Gaalkacyo Waxaa isa soo taraya dadka ku baaqaya in laga digtoonaado colaado iyo dagaal beeleed ka billowda magaalada Gaalkacyo iyo degaannada kale ee gobalka Mudug. Waxaa maalintii Labaad isku horfadhiya dhanka…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Booliska Somaliland oo Ka Hadlay Sababta ay u Xireen Qoraa Siciid Maxamuud Afhayeenka ciidamada Booliska Somaliland Faysal Xiis Axmed ayaa ka hadlay xarig uu muddo 10 maalmood ah dambi baarista ugu jiro qoraa Siciid Maxamud Gahayr oo ah qoraa ka faalooda arrimaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Dowladda Oo Howlgallo Ka Wada Gobolka Gedo Wararka ka imaanaya gobolka Gedo ayaa waxay sheegayaan in ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya ay halkaasi ka wadaan howlgallo amniga lagu xaqiijinayo. Ciidamadan ayaa si gaar ah waxay howlgalkaan uga wadaan…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Somaliland: Tababar Loo Soo Xiray 55 Sarkaal Oo Booliis Ah Taliska guud ee ciidamada Booliska Somaliland ayaa u soo xiray Tobobar muddo 14 maalmood ah u socday 55 askari oo ka mid ahaa taliyayaasha saldhiyada booliska iyo ku xigeenadooda ee…
2 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Cabdi Cali oo Ka Hadlay Farqiga u Dheexeeya Doorashadii 2012 iyo Tan Hadda 2016 Xildhibaan Cabdi Cali Xasan oo ka tirsan baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo weysi gaar ah siiyay Goobjoog News ayaa ka hadlay farqiga u dhexeeya doorashadii 2012 iyo tan hadda la filayo…