U bood dhigaalka

Rasmi: Doorashada Kuma Dhici Doonto Waqtigii Loogu Talogalay

Sebteembar 21, 2016

Guddiga Doorashada dadban ee federaalka ah ayaa war Saxaafadeed uu soo saaray ku sheegay in ay jadwalka shaqada ee doorashada 2016-ka aanu ku dhameystirmi karin sidii loogu talo-galay.

Guddiga federaalka ah ee doorashada dadban ayaa soo tiriyay caqabado ay sheegeen in ay hor yimaadeen howlaha doorashada isla markaana keenaya in ay shaqada dib u dhacdo, caqabadaha ayaa waxaa ka mid ah: Caqabado siyaasadeed, caqabado amni, caqabad la xiriirta hannaanka maamulidda miisaaniyadda 2016-ka iyo madax dhaqameedka oo aan weli soo dhameystirin ergooyinka.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeedka:-

doorasho3

doorasho1

doorasho2