U bood dhigaalka

Ra’iisul Wasaare Cumar Oo Magacaabay Guddiga Xalinta Khilaafaadka

Sebteembar 24, 2016

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa magacaabay guddiga xallinta khilaafaadka Federaalka 2016.

Xubnaha guddigan ayaa ka kooban 25 xubnood, waxaana qoraalka u qoran yahay sidan:-

magacaabis