U bood dhigaalka

Puntland: Shuruudo Lagu Xiray Musharraxiinta Labada Aqal

Oktoobar 8, 2016

Guddiga doorashada heer dowlad goboleed ee Puntand ayaa maanta oo Sabti ah soo saarey shuruudaha laga doonayo musharraxiinta u tartamaya Labada aqal ee Soomaaliya

Shuruudahan ayaa waxaa kamid ah lacagta laga doonayo xubnaha u tartamaya kuraasta Labada aqal, aqoonsiga iyo arrimo kale.

Hoos Ka Akhriso Qoraalka Guddiga:

shuruudaha

Goobjoog News