B/weyne: Ciidanka Jabuuti Oo Isbitaalka Kala Baxay Mid Kamid ah Dhaawacyada Weerarkii Shalay Sheeko:Dalka Sida ay sheegayaan ilo lagu kalsoon yahay ciidamada Jabuuti ee ku sugan magaalada Baladweyne waxaa maanta Isbitaalka weyn ee magaaladaasi ay kala baxeen mid kamid ah dhaawacyadii shalay ku waxyeeloobay… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:War Layaabkii Saddex Xagalka Bermuda oo Sababtiisa La Helay Culumo saynisyahanno Mareykan ah ayaa ku dhawaaqay iney u suurtogashay xallinta hal-xiraalaha Saddex Xagalka Bermuda oo horey logu wareersanaa sababta ay diyaaruhu ugu dul dhacaan maraakiibtuna ugu halliganto. Culumadan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Daacish Oo La Wareegtay Degmada Qandala, Gobolka Bari Dagaalyahanno ka tirsan Kooxda Daacish ayaa la sheegay in maanta la wareegeen degmada Qandala ee gobolka Bari, halkaasi oo uu maamulk Puntland maamulayey. Wararka ayaa waxay sheegayaan in mar qura…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamadda Sare ee Somaliland oo Ku Gacansayrtay Dacwad Ka Dhan ah Hoggaanka Sare ee Xisbiga Waddani Maxakamadda sare ee Somaliland ayaa diidday iney qabato dacwad ka dhan ah hoggaanka sare ee xisbiga Waddani taasi oo ay soo gudbiyeen garab ka tirsan xisbiga oo ka dacwoonayay sida…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Galmudug Oo Gargaar U Qeybiyay Dadkii Ka Barakacay Dagaallada Gaalkacyo Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug waxaa todobaadyadii la soo dhaafay isaga barakacay kumanaan shacab ah oo ka cararay colaadda ka taagan magaalada Gaalkacyo. Dadkani ayaa ku barakacay degaanno dhowr…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka 6 Qodob Oo Galkacyo Uga Dhalan Karto Nabad Waarta Gobolka Mudug, waaa gobolka ugu colaadda badan dalka Soomaaliya xilligan la joogo, dadka Galkacyo iyo deegaannada ku dhow ku nool, dhegta ayey kor u hayaan xilli walba, Daacish, qaraxyada iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamada Itoobiya Oo Faarujiyey Degmada Tiyeeglow, Bakool Wararka ka imaanaya degmada Tiyeeglow ee gobolka Bakool ayaa waxay sheegayaan in halkaasi ay faarujiyeen ciidamada Itoobiye oo shalay si horudhac ah u sheegay in degmadaasi ay ka bixi doonaan.…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Q.M Oo Daacish Ku Eedeysay Falal Ka Baxsan Banii’aadamnimada Mas’uuliyiin ka tirsan qaramada midoobay oo qaabilsan dhanka xaquuqul insaanka ayaa waxay sheegayaan iney heleen warbixinno ku saabsan iney galeen falal-ka dhan ah bani aadanimada ururka daacish xilli ay ku…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Waxgaradka Gaalkacyo Oo Codsaday In Ciidanka La Kala Qaado Waxgaradka Magaalada Gaalkacyo Oo Ku Baaqay In La Kala Qaado Ciidamada Galmudug Iyo Puntland Ee Isku Horfadhiya Duleedka Magaaladaasi Waxgaradka magaalada Gaalkacyo ayaa wada dadaallo nabadeed oo ay ku doonayaan…
3 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Ka Tirsan Galmudug oo Sharci Darro Ku Tilmaamay in Guddoomiyahoodu ku Dhawaaqo Fasax Maxamed Tahliil Biixi ‘Shariifka’ oo ka tirsan baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug oo aan wareysi gaar ah la yeelannay ayaa sharci darro ku tilmaamay faxa dhawaan uu ku dhawaaqay guddoomiye Cali…