U bood dhigaalka

Guddiga Doorashada Oo Ku Dhawaaqay Bilaabashada Doorashada Aqalka Hoose

Nofeembar 6, 2016

Guddiga doorashooyinka qaranka ee heer federaal ayaa war ka soo saaray arrimaha doorashada, iyagoo sheegay in doorashada aqalka hoose ay si rasmi ah u bilaabatay, Puntland ayaa noqotay maamulkii ugu horeeyay, ilaa 8 Xildhibaan ayaa sabtidii la doortay.

gyddi