U bood dhigaalka

Liiska Xildhibaannada Koofur Galbeed, Qeybta Maanta La Doortay

Nofeembar 8, 2016

Waxaa Maanta Koofur Galbeed lagu qabtay doorashada aqalka hoose, isu tanaasulaad ayaa goobta hareysay, aqalka sare ayaa horay 5 kursi lagu guuleystay hal mar doorasho la’aan, sidaas oo kale maanta ayey dhacday. 

Kursiga 1aad  waxaa ku tartamay musharaxiinta kala ah.

1:  Maxamed  Sheekh Cusmaan Jawaari oo ku guuleystay waxaa uu helay 45cod

2:Cabadiraxmaan Sheekh Ibraahim 5cod

3:Axamed Ibraahim Buule 0cod

Kursiga 2aad waxaa kutartamay iyagana musharaxiinta kala ah.

1:Fowziya Maxamed Sheekh oo ku guuleysatay waxaa ay heshay 49cod

2: Caziizo Cabdalla. 6cod

Kursiga 3aad waxaa ku tartamay.

1: Ibraahim Yarow Isaaq  ayaa helay 50 cod

  1. Ruqiyo Sheekh 0 cod, waa ay tanaasushay.

Kursiga 4aad waxaa ku tartamay

1: Liidow Aaden Abaadir 0 cod

2: Maxamed  Ibraahim Nuur 4cod

3: Liibaan Maxamed 3cod

4: Maxamed Macallin Amiin 0cod

5: Ibraahim Fiidow 13cod

6: Maxamed Nuur Aaden 3cod

7: Daahir Cabdi Cbdalla  oo ku guuleystay waxaa uu helay 28cod

Kursiga 5aad waxaa ku tartamay

1: Shariif Maxamd Cabdalla 50 cod

2: Shariif Maxamed Sheekh Axamed waa tanaasulay

Kursigas 6aad waxaa ku artamaywaxaa ku tartamay.

1: Abdiwahaab Ugaas Qaliif  50 cod

2: Fowziya Siraad, waa tanaasushay.

Kursiga 7aad:  Cabdiqadir Sharif 50, Bashir Maxamed

 

 

 

GUULEYSTIYAASHA KOOFUR GOLBEED

1: Maxamed Sheekh Cusmaan Jowaari

2: Fowziya Maxamed Sheekh

3: Ibraahim Yarow Isaaq

4: Daahir Cabdi Cabdullahi

5: Shariif Maxamed Cabdalla

6: Abdiwahaab Ugaas Qaliif

  1. Cabdiqadir Sharif 50, Bashir Maxamed