U bood dhigaalka

Liiska Xildhibaannada Cusub Ee Koofur Galbeed

Nofeembar 9, 2016

Waxaa Baydhabo ka dhacay doorashada Xildhibaannada aqalka hoose, waa maalintii 2aad oo doorashada halkaas ka socoto.

Liiska Xildhibaannada Maanta Guuleystay:

Kursiga 1aad: Cabdi Caziz Axmed 49 cod

Axmed Cabdi Nur

Kursiga 2aad: Raabaca Sh. Nuurow 49 cod

Eedabow Macalin Isaq 0

Iyo 1 cod oo hallaabey

Kursiga 3aad: Cali Cabdi Cusmaan 48

Cusmaan Mukhtar Maxamed 2

Cali  Ibrahim Cali 0

Kursiga 4aad: Samra Ibrahim Maxamed 29 cod

Maryan Nur Aden 0

Kursiga 5aad: Yacqub Cali Maxamed 29 cod

Amina Maxamed Mursal 21 cod

Maxamed Nur Cali 0

Kursiga 6aad:  Maxamed Mursal Maxamud 47 cod

Fowsiya Maxamed Mursal 1 cod

Iyo 2 cod oo hallaabey

Kursiga 7aad: Sandheere Maxamed Iftin 26 cod

Sammaan Maxamed Sheekh 4 cod

Maxamed Cabdiraxmaan cabdi 20 cod

Axmed Sidow Maxamud 1 cod

Kursiga 8aad:  Maxamed Axmed Garweyne 24 cod

Maxamed Keerow 4 cod

Ing Xasan Maxamed Amin 3

Sacdiyo Cali Sharif 20 cod

Maxamed Sheekh Xuseen iyo Maxamed Macalin Isaq oo tanaasulay

Kursiga oo lagu celiyay waxaa ku tartamey:

Maxamed Axmed Garweyne 39 cod

Sacdiya Cali Sharif 12 cod