Ra’iisul Wasaare Cumar Iyo Madaxweynaha Galmudug Oo Hadda Gaaray Hoolka Shirka Sheeko:Dalka Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Cumar Cabdirashiid iyo madaxweynaha maamulka Galmudug Cabdikariin Guuleed ayaa hadda gudaha u galay hoolka shirka ka dhacayo ee magaalada Gaalkacyo. Qabanqaabadii u dambeysay ee shirka uu… 1 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ra’iisul Wasaare Cumar Iyo Wafdi Uu Hoggaaminayo Oo Gaarey Gaalkacyo Wafdi uu hoggaaminayo Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke ayaa goor dhoweyd ka degay garoonka diyaaradaha Cabdullaahi Yuusuf ee magaalada Gaalkacyo. Mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Puntland ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Uu Hoggaaminayo Danjire Keeting Oo Gaalkayo Gaaray Waxaa goor dhow magaalada Gaalkacyo ka degay wafdi uu hoggaaminayo wakiilka gaarka ah ee Qaramada Madoobe u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating. Wafdigani ayaa lagu soo dhoweeyay garoonka diyaaradaha Gaalkacyo oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Baladweyne: Howlgal Lagu Soo Qabqabtay 20 Qof Oo Laga Sameeyay Ciidamada dowlad goboleedka Hirshabeelle oo maanta howlgal ka fuliyay magaalada Baladweyne ayaa ku soo qabqabtay tiro dad ah. Howlgalkani oo ay ciidamada ka sameeyeen xaafadda Buundaweyn ama October ee Baladweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Guuleed Oo Baaq u Direy Shacabka Gaalkacyo Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa baaq nabadeed u direy guud ahaan shacabka ku nool magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Waxa uu sheegay madaxweyne Guuleed in isaga iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Gobolka Galgaduud Dagaal u dhaxeeyey Maleeshiyo u abaabulan qaab beeleed ayaa ka dhacay deegaann ka tirsan gobolka Galagaduud, waxaana dagaalkaasi uu geystey Khasaare kala duwan . Wararka waxay sheegayaan in dagaalkan xooggiisa…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Balanbal Oo Codsaday In La Joojiyo Dagaal Beeleedka Halkaa Ka Taagan Tuulada Jilible oo u dhaxeysa degaannada Balanbal iyo Xeraale ee gobolka Galgaduud ayaa saacadihii la soo dhaafay waxaa ku dagaallamay dadka reer miyiga ah ee deggan degaannadaasi. Malleeshiyo beeleedka ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Hirshabelle: Ma Aqbaleyno Iney Maqnaato Xuquuqda Banaadir Madaxweynaha maamulka Hirshabelle Cali Cabdullaahi Cosoble ayaa sheegay in ka maamul ahaan aysan aqbali doonin in gobolka Banaadir uu xuquuq la’aan noqdo. Waxa uu sheegay in ka maamul ahaan ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Wufuud Ka kala Socda Dowladda Federaalka Iyo Beesha Caalamka Oo Ku Wajahan Gaalkacyo Wufuud ka kala socota dowladda federaalka iyo beesha caalamka ayaa ku wajahan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug halkaasoo lagu wado in maanta uu ka furmo shirka wada hadalka nabadda…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ciidamadii La Wareegay Xarunta Doorashooyinka Jubbaland Oo Halkaasi Laga Saarey Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee gobolka Jubada Hoose ayaa waxay sheegayaan in saraakiisha ciidanka Jubbaland ay ku guuleysteen in xaruntii Daawad ee magaaladaasi laga saaro ciidamo gadoodsan oo xalay…