Jubbaland Oo 7 Xildhibaan U Dooratay Aqalka Hoose Sheeko:Dalka Magaalada Kismaayo waxaa maanta ka dhacay doorashada aqalka hoose, lix kusri oo lagu tartamay waxaa loogu kala guuleystay 4 ragga ay heleen iyo 3 ay haweenka heleen. Luul Cabdi Aden… 1 daqiiqo
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Wafdi Ka Socda Guddiga Doorashada Heer Federaal Oo Gaarey Jowhar Wafdi uu hoggaaminayo guddoomiyaha guddiga doorashooyinka dadban ee heer Federaal Abukaate Cumar Cabdulle Dhagey ayaa maanta gaarey magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabellaha Dhexe, iyadoo markii ay halkaasi tageen loo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Abawaanada Soomaaliyeed Oo Magacaabay Guddi Xal u Raadiye Colaadda Gaalkacyo Kulan maanta magaalada Muqdisho ay ku yeesheen golaha abwaanada Soomaaliyeed ayaa waxay ku magacaabeen guddi ka shaqeeya xal u raadinta dagaallada kusoo noq noqday magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Abwaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maamulka Degmada Xudur Oo Sheegay Iney Billaabayaan Howlgallo Ka Dhan Ah Al-shabaab Maamulka degmada Xudur ee gobolka Bakool ayaa sheegay in dhowaan ay deegaannada ku dhow degmadaasi ka billaabi doonaan howlgallo ka dhan ah Xarakada Al-shabaab. Guddoomiye ku xigeenka dhanka amniga ee…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Askari Ka Tirsan K/galbeed Oo Dil Toogasho Ah Lagu Xukumay Maxkamadda ciidamada qalabka sida qeybteeda 60-aad ayaa maanta oo Talaado ah waxay xukun dil ah ku riddey askari ka tirsanaa ciidamada Daraawiishta ee maamulka Koonfur Galbeed. Askariga dilka lagu xukumay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Guddoomiyahii Degmada Buurhakaba Oo Geeriyoodey Guddoomiyahii degmada Buurhakaba ee gobolka Baay Maxamed Nuur ayaa maanta ku geeriyoodey mid ka mid ah Isbitaallada ku yaalla magaalada Muqdisho, kadib qarax October 15, 2016 lagula eegtay xafiiskiisa. Xaaladda…
1 daqiiqo Sheeko:War Guddoomiye Jawaari Oo Ka Mid Noqday Xildhibaannada Cusub Ee Aqalka Hoose Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari ayaa ka mid noqday xubnaha aqalka hoose ee baarlamaanka kadib doorasho ka dhacday magaalada Baydhabo ee gobolka Baay. Guddoomiye Jawaari ayaa helay 45…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qarax Ka Dhacay Deegaanka Ceelasha Biyaha Ee Duleedka Muqdisho Qarax Miino ayaa maanta ka dhacay deegaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho, kaasi oo la sheegay in lala eeganayey gaari ay la socotey guddoomiyaha deegaankaasi Ayaan Xasan Xuseen. Taliyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Liiska Xildhibaannada Koofur Galbeed, Qeybta Maanta La Doortay Waxaa Maanta Koofur Galbeed lagu qabtay doorashada aqalka hoose, isu tanaasulaad ayaa goobta hareysay, aqalka sare ayaa horay 5 kursi lagu guuleystay hal mar doorasho la’aan, sidaas oo kale maanta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Xasan Oo Ka Tacsiyeeyey Geeridii Marxuum Avv Gabyow Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Marxuum Qareen Maxamed Sheekh Gabyow oo ku geeriyooday magaalada London ee dlaka UK. Madaxweynaha ayaa tacsi…