Shirkad Caymiska Ee Takaful Oo Beenisey Eedeyn Kaga Timid Gaadiidleyda Muqdisho Sheeko:Dalka Maamulka shirkadda Caymiska ee Takaful ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay in ay qasbeen gaadiidleyda Muqdisho si ay caymis u galaan, xilli magaalada Muqdisho maanta aanu ka shaqeyneyn gaadiidka dadweynaha.… 2 daqiiqo
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: Gaadiidka Dadweynaha Oo Aan Maanta Shaqeyneyn Maanta oo Talaado ah waxaa guud ahaan hakad galay shaqooyinkii gaadiidka dadweynaha ee magaalada Muqdisho, kadib cabasho ay muujiyeen gaadiidleyda. Saakay ayeey shacabka Muqdisho kusoo baraarugeen gaadiidley badan oo waddooyinka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaannada Cusub Oo Shahaado Lagu Guddoonsiin Doono 24 Saac Gudahood, Kuraasta Lagu Muran San Yahay Kuma Jiraan Guddoomiyaha Guddiga Federal ee Hirgalinta doorashooyinka dadban Cumar Maxamuud Cabdulle oo shir jaraa’id ku qabtay Muqdisho ayaa sheegay 24 gudahood ay bixin doonaan shahaadooyinka xildhibaannada labada aqal. Somaliland waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Booliiska Mareykanka Oo Ardey Asalkiisa Soomaaliya Ahaa Ku Dilay Ohio Booliiska Mareykanka ayaa dilay ardey jiiritaan iyo Tooreyn isugu daray ardey ku sugnaa Jaamacadda Ohio, taasi oo keentay buuq iyo dhaawac 11 qof. Mas’uuliyiin ka tirsan Mareykanka ayaa sheegaya in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Fiqi Oo Ka Mid Noqday Xildhibaannada Aqalka Hoose Maanta waxaa ay doorashada aqalka hoose ka dhacday Galmudug iyo Hirshabeelle, waa labo ka mid 5 maamul goboleed ee doorashada aqalka hoose ay ka socoto. Ilaa iyo hadda 174 Xildhibaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Galmudug Oo Ka Hadashay Dagaalka Xarardheere Maamulka Galmudug ayaa warsaxaafadeed ka soo saaray dagaallo maalmahan ka dhacayay degaanno ka tirsan gobolka Mudug. Dagaalladani oo ka socda degaannada Dumaaye iyo Dabagalo ee hoostaga magaalada Xarardheere ayaa u…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mid Ka mid Ah Odayaasha 135-ta Oo Lagu Xirey Muqdisho Ciidamo la sheegay iney ka tirsan yihiin dowladda Federaalka Soomaaaliya ayaa maanta waxay magaalada Muqdisho ku xireen mid ka mid ah waxgaradka 135-ta Oday dhaqameed ee soo xulay baarlamaanka. Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Dhacay Degmada Mahadaay Dagaal ayaa ka dhacay degmada Mahadaay ee gobolka Shabeellaha Dhexe, waxaana dagaalkani uu yimid markii koox hubeysan ay weerar ku ekeeyeen saldhigga degmadaasi oo ay ku sugnaayeen ciidanka dowladda federaalka…
1 daqiiqo Sheeko:War Jowhar: Doorashada Aqalka Hoose Oo Socota Wararka laga helayo hoolka doorashada aqalka hoose ee Jowhar ayaa sheegaya inay billaabatay doorashada aqalka hoose. Maanta ayaa qorshaha uu yahay in lagu soo doorto magaalada Jowhar ee xarunta Hirshabeelle…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dagaal Ka Socda Koonfurta Mudug Wararka naga soo gaaraya gobolka Mudug ayaa waxay sheegayaan in halkaasi uu ka socdo dagaal culus oo u dhaxeeya ciidamada Al-shabaab iyo sidoo kale dadka deegaanka. Dagaalkan ayaa goor dhow…