Guddiga doorashada dadban ee heer federaal ayaa waxaa ay ku dhawaaqeen in ay bilaabatay shahaaddo bixinta Xildhibaannada labada aqal.
Guddiga waxaa ay farayaan in Xildhibaannada tagaan Villa Hargeisa si ay u qaataan Shahaadada caddeynta Xildhibaannimada iyo Card-ka aqoonsiga.
Halkan ka akhriso warqadda guddiga:
