Maqal: Hillin-tagga Madaxtooyada Iyo Musharrax Tarsan Oo Su’aallo Dhowr Ah Laga Weydiiyey Hammigiisa Madaxtinimo
Sheeko:Dalka
Goobjoog News ayaa habeenkii xalay ahaa qabatay barnaamij-ka Hillinka-Taga Madaxtooyada oo loogu talogalay in su’aallo lagu weydiiyo musharraxiinta u taagan xilka madaxweyne ee Soomaaliya.
Barnaamijka Hillinka-Taga Madaxtooyada oo bilow ahaa waxaa habeenkii xalay ahaa marti ku ahaa Musharrax Maxamuud Axmed Nuur Tarsan.
Musharraxa ayaa ka jawaabaya su’aallo badan oo ay weydiiyeen wariyeesheena kala ah Aweys Xasan Maxamed, Maxamed Salaad Cismaan, Axmed C/raxmaan iyo sidoo kale C/fitaax Kalgacal.
Tarsan waxaa wax laga weydiinayaa arrimaha la xiriira Siyaasadda, Ammaanka, Dib u dhiska, Xiriirka gudaha iyo Dibadda iyo Dhaqaalaha.
Halkaan hoose ka dhageyso Barnaamijka
Goobjoog News